
Hargeisa 15/12/2014(SDN/QJ)Xildhiban baar siciid oo ka mida xildhibanada baarlamanka somaliland ayaa saaka ka hadashay miisaniyadii saaka golaha wakilada somaliland meel mariyey Xildhibanadu sheegtay in miisnaiyadani uu ku jirto madmadaw taasi oo wax badani ka khaldan yihiin
https://www.youtube.com/watch?v=0jRVhrWXrwE&feature=youtu.be
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
