Edmonton Dec 14,20149SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelaha Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa ka waramay xaalada ka aloosan Gobolka Awdal ee ka dhalatay hadalka dhawaanta ka soo yeeray Suldaan Abiikar Cilmi Wabar ee uu ku sheegay in Awdal ay ka baxday Somaliland.
Suldaanka ayaa xukuumada Somaliland iyo Suldaankaba u jeediyay in ay xaalada dejiyaan isla markaana ay madax dhaqameedku arinka galaan si xal waara loo gaaro.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Irir.MP3″]
SDN/QJ-Edmonton
