Webmaster

    “Waxanu ka Duwanahay Haakah Sugtada, waxanu nahay dad ka khatoobay filimada lasoo celceliyo ee sidii musalsallada loosoo celceliyo ee Indhihii iyo Dhegihiiba ka daalleen.” Muj Boobe Yuusuf Ducaale DAAWO

    Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Boobe Yuusuf Ducaale oo ahaan jirey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta ka Hadlayay Madal Siyaasiyiin uu ku Jiro oo is bedel doon ahi kula Midoobayeen Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa si  Hadoodilan oo aanu cid magacaabin u sheegay inuu hankiisa ka…

    Read More

      “Walllaahi Ninka Dulmi dugsaday ee Caddaalad daro dugsaday ee Musuqmaasuq dugsaday,isagaa wax is-yeelay If iyo Aakhiraba”. Dr Xuseen Xoog DAAWO

      Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Caafimaadka ee Xukumadda Siilaanyo Dr Xuseen Xoog, Ayaa khudbad ka jeediyay Munaasibad Xubno Siyaasiyiin isbedel doon ah oo Kulmiye ku jiray ay kula midoobayeen Xisbiga Waddani ayaa waxa uu sheegay in sababta ay ugu biireen Waddani ay tahay sidii isbedel caafimaad qaba oo dawladdeed loo heli lahaa islamarkaana…

      Read More

        War Dag Deg ah: Wiil uu Dhalay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo 5 Qof oo Kale oo Ku dhaawacmay Shil Baabuur

        Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- 6 qof ayaa dhaawacyo kala duwani galabta Soo gaadheen, ka dib markii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo socdaal  ku tagayay magaaladda Berbera  ee xarunta gobolka Saaxil, ay isku dhaceen jidka u dhaxeeya Hargeysa iyo Berbera mid ka mid ah kolonyadii baabuurtii Madaxweyne  Ku xigeenka ilaaladiisu saaraayeen iyo…

        Read More

          “Xisbigayagii Waxa uu Ku Jiraa Fadlan Kor u hay” Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Duur DAAWO

          Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa sheegay inuu Xaalad adag Maanta ku Sugan yahay Xisbigii uu Hore uga Tirsanaa ee Talada Somaliland Haya ee Kulmiye. Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur Waxa uu Tilmaan ka Bixiyay Waxyaabaha ay ka doonayaan Xisbiga Waddani inuu ku Sifoobo .

          Read More

            Wasiirkii hore ee Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Xoog oo Jeediyay Weedho Madashii Waddani ee Maanta Ruxay

            Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog),Wasiirkii hore ee Caafimaadka ee Xukumadda Siilaanyo oo maanta isaga iyo Siyaasiyiin kale oo Miisaan lihi ku biireen Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa Xukumadda ku eedeeyay arimo Musuqmaasuq,Caddaalad daro iyo xumaano kale. Dr Xuseen Xoog, oo khudbad ka jeediyay Munaasibada xubnahani kula midoobayeen Xisbiga Waddani…

            Read More

              Mujaahid Boobe Hadallo Miisaan Leh Ku Ganay Xubno Hankooda Siyaasadeed u Dabray Madaxweyne Siilaanyo

              Hargeysa:Nov,27,2014(SDN/QJ)-Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo ahaan jirey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa  tilmaamay in isaga iyo rag kale oo ay isku fikir yihiin ay ka xishoodeen inay Hankooda siyaasadee cid kale marti uga noqdaan. Mujaahidka oo ka Hadlay Munaasibad loo qabtay Siyaasiyiin uu isagu ka mid yahay …

              Read More

                “Mudane Madaxweyne waxaan kuu sheegayaa maalinta ay gaadho 26-ka Juun wixii ka dambeeya waad garanaysaa haddaad maalin ku darsato wixii inoo balan ahaa” Badhasaabkii Hore Xamarje

                Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Badhasaabkii hore ee Gobolka  Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarji), oo maanta ku biiray Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,,ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku adkeeyay in uu doorashada wakhtigeeda ku qabto  isal markaana sheegay in aanay aqbalayn in saacad lagu daro muddo xileedka Madaxwweynaha iyo ku-xigeenka Somaliland. waxaa kale oo uu tilmaamay in…

                Read More

                  Xarunta Dhaqanka Ee magaalada Hargeisa Ayaa Xalay lagu Soo Bandhigay Buug Ka Hadlaaya In Somaliland Iyo Dhulka Soomaliduba Uu Ahaa Dhulkii Uduga Ama Faraaciinta

                  Hargeisa 27/11/2014(SDN/QJ)Xarunta Dhaqanka hargeisa Ayaa Xalay lagu soo Bandhigay Buug  Uu Qoray Axmed Ibraahim Cawaale  Oo Lagu Soo Bandhigay Xaruntaasi Ayaa Waxa Uu cadayna In Dhulka Somaliland Iyo Guud Ahaan Dhulka Somalida Uu Ahaa Dhulkii Faraacnida Ama Masaaridii Hore Oo loo Yaqaanay  Dhulkii Ugu Ama (ARLADA PUNT) Buugan Oo Uu Soo Saaray Axmed Ibraahim Cawaale…

                  Read More

                    Cahdigii Wacad Furka Iyo Go’aamo is Burinaya oo laga Guntay Madaxweyne Siilaanyo{DHAGAYSO}.

                    Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waa Dabeecada Siyaasiga Qaaradan Africa ee afkiisa iyo dhegihiisu aanay is maqal. Waa Siyaasigeena ka faa’iidaysta Laxanka Dhabaqsan ee Bulshadiisa u Cumaamada kuna aaminta aayahooda si uu uga Midha dhaliyo Himilooyinka ay Higsanayaan isla markaana ay ka filayaan inuu ka saaro duufaan kasta oo Siyaasadeed oo dalka ka Jira. Waa Isbarbar…

                    Read More

                      Waxgaradka Beelaha Hawiye Oo Ku Dhawaaqay Inay Gacmaha La Geliyaan Khilaafka Madaxda Dawladda Somalia

                      Muqdisho:Nov,27,2014(SDN/QJ)-Waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka ee Beelaha Hawiye, ayaa si toos ah uga Hadlay khilaafka ragaadiyey dawladda somalia, kaas oo u dhexeeya madaxweynaha iyo Ra’isal wasaarihiisa. Odayaasha Beelahaas oo warbaahinta Muqdisho la Hadlay, ayaa shaaciyey inay usoo diyaar garoobeen sidii ay khilaafkaas u damin lahaayeen, isla-markaana ay meesha uga saari lahaayeen muranka raagaaiyey Habsami-u-socodkii Hawlaha qaranka…

                      Read More

                        War Farxad Leh Oo Kasoo Baxay Tallaalka Loo Samaynayo Cudurka Ebola Oo Tijaabo ahaan Usoo Baxay

                        New york:Nov,27,2014(SDN/QJ)-Dhakhaatiirta iyo dadka aqoonta Durugsan u leh Cudurka Ebola, ayaa muujiyey farxaddooda ku aaddan tallaalka cudurkaas lagula tacaalayo oo Haatan si tijaabo ah loosoo saaray. Waxay ay Khubaradani sheegeen in tallaalkani yahay mid suurtagelin kara in Jidhka Ban’aadamku aqoonsado, isla-markaana ka hortagi karo markasta oo uu xanuunku soo weeraro. Labaatan qof oo mutadawiciin ah…

                        Read More

                          Kenya Oo Kasoo Horjeesatay Qorshaha Shaqaalaha Mandhera ku Dalbadeen Daad-guraynta

                          Nairobi:Nov,27,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda dhexe ee dalka kenya, ayaa si weyn uga soo horjeesatay dalabka shaqaalaha dawadda ee Deegaanka Mandhera ku dalbanayaan ina halkaas laga daad gureeyo, sababo la xidhiidha dhinaca ammaankooda. Maalmihii lasoo dhaafay ayaa xerada ciidamada Milatariga ee magaalada Mandheera waxaa soo buux dhaafiyay dad doonaya in halkaas lagoo qaado maadaama sida ay sheegeen uu halis…

                          Read More

                            Haweenay Reer Afghanistan ah Oo Wiilkeedii Ugu Aargudday 25-Ka Mid ah Dagaalyahannada Daalibaan

                            Kabul:Nov,27,2014(SDN/QJ)-Hooyo u dhalatay Dalka Afghanistaan oo lagu magacaabo Reza Gul, ayaa ka muraara dillaacday dil kooxda Daalibaan hore ugu geysteen wiil ay dhashay, waxana ay ka qaybqaadatay dagaal lagu laayey ugu yaraan 25-ka mid ahaa ururka Daalibaan. Dagaalyahanadan ayaa waxaa ay dileen hooyadan magaceeda lagu sheegay Reza Gul wiilkeeda oo ka mid ahaa ciidamo boolis…

                            Read More

                              Saska Madaxtooyadu Ka Qaadday Cududda Siyaasiyiinta Maanta Ku Biiraya Waddani Oo Sababay Inay Soo Abaabusho Dhallinyaro Waji-ku-macaash ah

                              Hargeysa:Nov,27,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa sas iyo baqdin xad-dhaaf ah ka qaadday Xawaaraha uu Xisbiga Waddani ku sii socdo, kaas oo Muddooyinkan dambe isku xaabsaday Quluubta Bulshada iyo Aragtida Taageerayaasha Diyaarka u ah inay Codkooda dhiibtaan. Baqaha Xukuumaddu waxay haatan ku wareegaysaa Siyaasiyiin Cudud leh, kuwaas oo xilal kala duwan kasoo qabtay  Rajiimka Siilaanyo, waxana la…

                              Read More

                                Shirkadii Samaysay Waraaqaha Codbixinta Somaliland iyo Sadex dal oo Kale oo Dacwadi uga Furantay Maxkamad Ingiriiska ku taala

                                London 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xafiiska la dagaalanka Musuqmaasuqa ee Dawladda Ingiriiska, ayaa Dacwad ku Oogay Shirkad lagu magacaabo Smith and Ouzman Limited oo ah Shirkaddii Daabacday Waraaqihii Doorashooyinka Madaxtooyada sanadkii 2010 iyo Degaanka 2012 ee Somaliland. Shirkaddan ayaa loo haystaa inay Afar dal oo Africa ah Somaliland na ka mid tahay hab musuqmaasuq ah ku…

                                Read More

                                  Dhoola Tus uu Xisbiga Waddani Maanta Ku Qaabilayo Cudud Siyaasadeed oo Kulmiye ka Tirsanaa

                                  Magaalo Madaxda Somaliland ee Hargaysa, ayaa waxa si weyn looga dareemayaa labadii caano maal ee u dambeeyay, u diyaar garowga xaflada uu xisbiga Mucaradka ah ee WADDANI ku soo dhaweynayo masuuliin miisan culus ku leh siyaasada Somaliland iyo mawjado taageerayashooda ah oo ay horkacayaan,kuwaasi oo Maanta oo Khamiis ah  si rasmiya ugu biiri doona xisbiga…

                                  Read More

                                    Golaha Wakiilada ee Somaliland oo Sabtida u Balansan inay Ansixiyaan Komiishanka Cusub ee Doorashooyinka

                                    Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa shalay cod gacan taag ah ku meel mariyay Ajandaha Kalfadhiga 26-tanaad ee Golaha Wakiilada. Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda ayaa lagu wadda in Sabtida Todobaadkan an Ansixiyaan Xubnaha cusub ee Guddida Doorashooyinka oo uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo magacaabay, waxaanay hore ansixintooda saamayn ugu yeeshay Khilaafkii u dhexeeyay Golaha…

                                    Read More