Ciidamada Somalia Oo Tababarro Ka Helaya Midowga Yurub iyo Tirada La Tababari Doono
Brussels:Nov,29,2014(SDN/QJ)-Midowga Reer Yurub, ayaa shaaciyey inay qorsheeyeen in sanadka soo socda ee 2015-ka ay Tababar siiyaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada Somalia oo u dhigma Tiradii ay tababareen Sanadkan sii dhamaanaya. Saraakiisha tababarka bixinaya ayaa sheegay in inkastoo amniga Muqdisho uu halis yahay haddana ay qorsheynayaan in ciidamo 1,200 oo askari ah ay Muqdisho ku tababaraan…
