Webmaster

    Qoraalo Sir ah oo Xildhibaanada Mooshin diidka raacsan Raysal Wasaaraha Somalia u Gudbiyeen Beesha Caalamka

    Muqdisho 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Qoraallo sir ah oo ay qoreen Xildhibaannada ka soo-horjeeda Mooshinka, isla markaana ah kuwa taabacsan Raysal-wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sh. Axmed ayaa Beesha Caalamka u diray Qoraal ay kaga codsanayaan ina farro-gelin lagu sameeyo Khilaafka u dhexeeya Madaxda Somaliya, kuwaas oo sheegay in uu khatar ku yahay jiritaanka Somaliya Qoraalladan oo laba…

    Read More

      Wershadii Sibidhka ee Berbera oo Iskaraab ahaan loo adeegsanayo iyo Buuq ka dhashay Cida bixisay

      Berbera 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Buuq ayaa la sheegay inuu ka taagan yahay Wershada Sibidhka ee Magaalada Berbera, kaddib markii todobaadkan si rasmiya loogu wareejiyay Rag Ganacsadeyaal ah oo Iskaraab ahaan looga Iibiyay. Ma jiro go’aan rasmiya oo ay Xukuumaddu ka soo saartay talaabada lagu Iibiyay Qalabka Wershada yaalla, Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirka Wershadaha Abiin Timacad…

      Read More

        Qiso Hor leh “Oday Somaliyeed oo Raba Magdhaw dhan 157 Kun oo Dollar Isagoo ka Cadhaysan Kelmada Adoonka Madow oo loogu Yeedhay”

        Qatar 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Soomaali muddo 20 sano ah ka shaqaynayey qaybta soo dhoweynta ee safaaradda dalka Qatar ku leeyahay Ingiriiska ayaa safaaradda iyo masuuliyiinteeda ku soo oogay dacwad uu ku dalbanaya in magdhow laga siiyo aflagaado cunsuriyadaysan iyo ficillo qallafsan oo lagula kacay muddadii uu shaqadan hayey. Wargeyska Standard oo uu Geeska Afrika warkan…

        Read More

          Maxay Daaran tahay Dhawaqa Maraykanka ee uu Muwaadiniintiisa uga digay Tegitaanka iyo Joogitaanka Jabuuti?

          Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Dalka Maraykanka ayaa muwaadiniintiisa uga digtay inay u safraan dalka Jabuuti, kaddib markii ay heshay xog ku aaddan weerraro Argagixiso oo laga yaabo in danaha uu Maraykanku ku leeyahay dalka Jabuuti lagu bartilmaameedsado, sida lagu sheegay war kasoo baxay WasaaraddaArrimaha dibadda Maraykanka. Wasaaradda ayaa ugu baaqday Muwaadiniinta Maraykanka ah ee jooga…

          Read More

            Hadhaagii Madaxda Ururka Jiidali oo Caawa Xabsiga loo taxaabay Xili ay ka hadlayeen Gudoomiyahoodii oo Mudo Xidhnaa

            Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabay saddex xubnood oo ka mida Ururka JIIDALI, kadib markii ay caawa Huteelka Crown ee Magaalada Hargeysa kaga qeybgaleen Munaasibad lagaga hadlayay xadhiga Guddoomiyihii Ururka JIIDALI Cabdiraxmaan Xasan Aadan oo maalmihii u danbeeyey xidhan. Saddexdan oo kala ahaa Afhayeenkii Ururka Jiidali Faysal Cumar Madar (Qumuj),…

            Read More

              Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax dhigay Wejiga labaad ee dhismaha Wadada Hargaysa iyo Berbera DAAWO

              Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Madax kale oo ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa Maanta Dhagax dhigay Goobta uu ka bilaabmayo wejiga labaad dhismaha Wadada isku Xidhaysa Hargaysa iyo Berbera gaar ahaan Deegaanka Xamaas. Madaxweynaha iyo Mas’uuliyiinta Wehelinaysay Waxaa si diiran u soo dhaweeyay Mas’uuliyiinta Heer Gobol,iyo Mid…

              Read More

                Wasaaradda Ganacsiga oo Gobolka Sool ka Bilowday Hawl gal ku Wajahan Bixinta Liisamada Ganacsiga iyo kala Xadayntooda

                Laascaanood 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Isuduwaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga ah ee Gobolka Sool Md Cismaan Saleebaan Bootaan (Faro Tiriye) oo Warbaahinta ugu waramay xafiiskiisa Magaalada Laascaanood ayaa ugu baaqay Ganacsatada Gobolkaasi inay u diyaargaroobaan bixinta liisanada Ganacsiga iyo kala xadaynta baayacmushtarka oo bilaabmi doona dhowaan, waxana uu ugu baaqay inay Xukuumadda kala qayb qaataan…

                Read More

                  Xisbiga UCID oo madaxweyne Axmed Siilaanyo ka Taxsiyadeeyay geeridii ku timi Walaalkii Marxuum Jaamac Maxamed Maxamuud

                  Hargeysa Nov 26,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee UCID ayaa dhabaal tacsiya u diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo walaalkii Jaamac Maxamed Maxamuud dhawaan ku geeriyooday dalka UK. Dhabnabaalka Tacsida oo uu ku sexeexnaa Xogahayaha Warfaafinta ee UCID Md Yusuf Keyse C/laahi ayaa sidan u dhignaa: “Hogaanka sare ee xisbiga cadaalada iyo…

                  Read More

                    Mareykanka oo muwaadiniintooda Jabuuti ku sugan digniino iyo talooyin u jeediyay

                    Washington Nov 26,2014(SDN/QJ)-Dawlada Mareykanka ayaa ku celisay digniin ay u jeedisay muwaadiniintooda ku sugan ama booqanaya dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Qoraal ka soo baxay wasaarada arimaha dibedda ee dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay xogo muujinaya qorsheyaal lagu weerarayo goobaha shicibka iyo kuwa reer Galbeedka ee dalkaas ku yaal. Talooyin lagu xusay qoraalka ayaa wax…

                    Read More

                      Magacyada Dhallinyaro Somaliyeed Oo Maraykanka ku Dhaqan Oo Argagixiso Lagu Soo Oogay

                      Minneapples:Nov,26,2014(SDN/QJ)-Laba kamid ah Soomaalida deggen Gobolka Minnisota ee Dalka Maraykanka, ayaa lagu soo eedeeyey kiisas argagixiso oo la xidhiidha Xidhiidha dhaw oo ay la leeyihiin Kooxda Daacish. Ninka Ugu sarreeya Xee Ilaalinta Gobolkaas oo lagu magacaabo Andrew Luger ayaa labadan qof dacwadda kusoo oogay,  waxana uu tilmaamay inay jiraan Tuhun ah inay gacan u fidiyeen…

                      Read More

                        Akhri Kenya Oo War Cusub Kasoo Saartay Khilaafka Kala Irdheeyey Hoggaanka Soomaalia

                        Nairobi:Nov,26,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa soo saartay war ay kaga Hadlayso Aragtideeda khilaafka hadheeyey Hoggaanka sare ee Dawadda Somalia. Madaxweyne ku xigeenka Kenya, William Ruto ayaa hadalkan kusoo qaaday kulan uu xafiiskiisa Nairobi kula qaatay Salaasadii shalay ahayd Miroslav Lajcak oo ah ku xigeenka ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Slovakia. Ruto ayaa xusay in khilaafka u dhexeeya madaxweynaha…

                        Read More

                          Mudanayaal Taageersan Ra’isal Wasaaraha Somalia Oo Dil Loogu Hanjabay

                          Muqdisho:Nov,26,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Kala duwan ee soomaalida, aya Baahinaysa warar sheegaya in qaar kamid ah Xubnaha Baarlamaanka ee kasoo horjeeda Mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda Ra’isal wasaare Saacid loogu Hanjabay in la dili doono. Qaar ka mid ah xildhibaanadan oo la hadley  Warbaahinta qaarkeed, ayaa xaqiijiyay in lasoo gaadhsiiyay liis ay ku qoran yihiin magacyo xildhibaano la…

                          Read More

                            Booliska Kenya Oo Shacabka U Fasaxay Isu Soo Bax Lagu Diiddan Yahay Xasuuqii Mandheera

                            Nairobi:Nov,26,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka Waddanka Kenya, ayaa shacabka u fasaxay Bannaan bax lagu diiddan yahay xasuuqii loo geystay Dadkii Baska Saarnaa eek u socday Magaalada Mandhera. Boolisku waxay dadka u ogolaadeen inay  muujiyaan sida ay uga soo horjeedaan Ammaandarrada kasoo korodhay Deegaanka Mandhera oo ku taalla Gudaha Dalka Kenya. Hase ahaatee Booliska ayaa dhanka kale ka digay…

                            Read More

                              Golaha Guurtida oo soo dedejiyay Qabsoomida Kalfadhigoodii 55aad iyo Asbaabaha Keenay

                              Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Kal-fadhiga 55-aad ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa wakhtigiisii laga soo qadimay, qadimaada kal-fadhigan ayaana lagu sababeeyey arimo badan oo muhiiim ah, iyada oo Golaha Guurtidu ay ku jiraan fasaxoodii caadiga ahaa. Haddaba Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa lagu sheegay in hore loo soo qaddimay Kalfadhiga…

                              Read More

                                Xisaabiyeyaasha Dawlada iyo Agaasimayaasha Hay’adaha Madaxa bannaan ee Somaliland oo Hargaysa Tababar loogu soo Xidhay DAAWO

                                Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xisaabiyaha Guud ee Qaranka  Md Maxamed Cabdi Bede & Gudoomiyaha Hay;adda shaqaalaha Dawladda Md Nuux Sh Muuse Ducaale ayaa  Mac-hadka tababarka shaqaalaha Dawlada tababar ugu soo xidhay dhamaan Xisaabiyayaasha Wasaaradaha iyo hay’adaha Madaxa banaan ee dawladda Somaliland. Tababarkan Waxaa Agaasinkiisa leh Ururka ay ku bahoobeen Xisaabiyeyaasha Somaliland.

                                Read More

                                  “Uma sharaxi kartid kuwa u ololeeya haweenka, maxaa yeelay ma aaminsana doorka hooyonimadda.” Madaxweynaha Turkiga

                                  Ankara 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inaanay dumarka iyo Raggu sinnayn, isla markaana si weyn u dhaliilay ololeyaal ku saabsan isku dhererinta raga iyo dumarka oo indhaha ka laliya fekerada hooyonimadda. Sida lagu faafiyey waregeyska Tribune, oo ka soo baxa dalka Turkiga, Madaxweyne Erdogan, oo ka hadlayey kulan lagaga…

                                  Read More

                                    “Siyaad Barre ka bacdi maad maqasheen Maxkamad wareegaysa, Maxkamad Badhasaab wato, oo Tuulo la gaynayo oo dadka lagu xukumayo,Somaliland ayay ka Dhacday” Xildhibaan Rayte

                                    Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Ibraahim Jaamac Rayte, oo ka mid ah xisbiga Waddani, ayaa si adag u dhaliilay Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa, waxaanu ugu baaqay inuu doorashada wakhtigeeda ku qabto. Xildhibaan Rayte oo dalka Sweden kaga qayb galay munaasibad loo sameeyay xisbiga Waddani, wuxuu ammaanay doorka hoggaamineed ee guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, waxaanu sheegay inay astaamo…

                                    Read More

                                      Kenya seeks intervention in Somali leadership impasse

                                      Kenya has appealed to the International Community to help resolve the rift between the President of Somalia Hassan Sheikh Mahamoud and the Prime Minister Abdweli Ahmed, report said on Tuesday.Deputy President William Ruto made the remarks Tuesday in Nairobi where he held talks with visiting Slovakia Deputy Prime Minister and Minister for Foreign Affairs Mr….

                                      Read More