Kormeer uu Taliyaha Asluubtu ku Tagay Xabsiga Mandheera iyo arrimaha uu ku soo arkay DAAWO
Hargaysa 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane), ayaa kormeer indho-indhayn ah ku tagay Xabsiga ugu weyn Somaliland oo ku yaala deegaanka Mandheera oo u dhexeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, kaas oo isbeddel ballaadhan lagaga sameeyey dhinaca adeegyada maxaabiista ah. Xabsiga Mandheera oo uu ku yaalo dugsi…
