“Author Archive”
Stories written by akguled

Macluumaad Ku Saabsan Taariikhda,Iyo Hannaanka Hogaamineed ee Madaxweynaha Waddanka Ruushka Valadamir Putin DAAWO

Moscow 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Barnaamijkeena waxaynu ku soo qaadaynaa xogo iyo macluumaad ku saabsan Madaxweynaha Xiligan ee Dalka ruushka Vladimir Putin oo ka Mid ah Hogaamiyeyaasha Awoodaha Badan ee Dalalka Dunnida.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wefti Ka Socda Pun land oo Booqasho Ku Jooga Buuhoodle Isla Markaana Sheegay Inay Bulshada Gobolkaasi ka Difaaci doonaan Somaliland

Buuhoodle 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wafdi balaadhan oo ka socda Puntland ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay maanta magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn.   Wafdiga waxaa hoggaaminaya Wasiir kuxigeenka amniga Putland Cabdicasiis Maxamed, waxaana kamid ah wasiir kuxigeenka qorshaynta iyo taliye kuxigeenka ciidanka daraawiishta Puntland.   Ujeedka ay halkaasi u tageen aya waxaa saxaafadda uga warbixiyay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Maayar, Waxaanu Garanaynaa Hantidaad Maanta leedihiin Iyo Sidaad ahaydeen Maalintaad Noo Timaaddeen 25-kiinu..” Maayarka Hargeysa Oo La Waydiiyey Su’aallo Fadhiga u diiday iyo Gar-naqsigiisa DAAWO

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Maayarka Caasimadda Hargeysa oo lagu Marti-qaaday Barnaamijka Qanci Dadkaaga ee Telefiishanka Madaxa-bannaan ee HCTV, ayaa Dadweynihii ka qayb-galay oo u badnaa dhallinyaro waxay waydiiyeen Su’aalihii ugu adkaa. Maayar Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa Barnaamijkan oo muddo Labada Saacadood ka badan ka socday Huteelka Green Plaza, lagu waydiiyey Su’aalo la xidhiidha waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Gaashaanka u Daruuray Dalab Mudo Kordhin Kale oo Guurtidu u samayso

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Iyada oo mudooyinkii danbe ay isa soo tarayeen wararka sheegaya suurtogalnimada in muddo kordhin labaad loo sameeyo madaxwayne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Saylici ayaa warar soo baxayaa waxay sheegayaan in madaxwayne Siilanyo ganafka ku dhuftay soo jeedin muddo kordhineed oo loola tagay.   Warar uu Wargayska geeska Africa helay ayaa sheegya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Cidda Shakiga Qabtaa Shacabka Maaha ee Waa Siyaasiga Cararaya Kolna Dhuumanaya..” Prof: Gees DAAWO

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Prof: Maxamed Siciid Gees, ayaa sheegay in mawqifka Shacabka Somaliland cad yahay tan iyo markii lagu dhawaaqay gooni-isu-taaggeeda 18 May 1991-kii, balse Cidda Shakisani tahay Siyaasiyiin kolba dhinac u carara oo Somaliland iyo Soomaaliya u kala dab-qaadaya, mararka qaarna is-qariya oo dhuumasho ku jira. Waxa uu Prof: Gees saadaaliyey natiijada ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxaan Ka Qaylin Doonaa Khayriyadaha, Waayo? Toddoba Sannadood Baan Aamusnaa….” Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md. Maxamuud Sheekh Cabdillaahi Cige oo doraad Xilka Wasaaraddaa la wareegay, ayaa muujiyey inuu ka qayb-geli doono ololaha Doorashada ee Xisbal-xaakimka KULMIYE oo uu Waxqabad ku amaanay, waxaanu ballan-qaaday in 7 Sannadood oo uu Aamusnaa ka dib, ka hadli doono fagaarayaasha Dalka.   […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo ka Dayriyay Xaalada siyaasadeed ee Somaliya DAAWO

Buuhoodle 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galeydh ayaa niyad jab ka muujiyay xaalada nabad galyo daro ee ay abuuri karaan doorashooyinka Somaliya ka dhacaya sanadkan. Proffesor Cali Khaliif waxaa uu sheegay in doorashada Somaliya ee baarlamaanka iyo madaxweynuhu ay sababi karto xaalad siyaasadeed oo kacsan, dagaallana ka dhici karaan Muqdisho iyo Banaadir […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Wasiirkii Caafimaadka ayaa igu yidhi Yarka Ma Wax baa idinka Dhexeeya, Dabadeed anna waxaan ku idhaahdee Mayee Dee Inanku Miyaanu Reer New Hargeysa ahayn” Wasiirul Dawlaha Biyaha Mahdi Cismaan Buuri DAAWO

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiiru dawlaha wasaaradda biyaha Somaliland Md. Mahdi Cismaan Buuri ayaa khudbad uu ka jeediyey madal ay xilka kula kala wareegayeen wasiirka cusub ee wasaaradda duulista hawada iyo gaadiidka cirka uu u magacaabay madaxweyne Siilaanyo iyo wasiirkii hore ee wasaaraddaas haatanna loo bedelay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, waxaa uu ammaan iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiyaha Ururka SOLJA oo Madaxweyne  Siilaanyo ku hor Kashifay Musuqmaasuqa Mid ka mid ah Hay’adaha Dowladda

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa Madaxweyne Axmed-Siilaanyo hortiisa ka caddeeyey Sanduuqa horumarinta Mashaariicda ee Somaliland Development Fun (SDF) uu Cunaha qabtay Mashaariicdii horumarineed ee ay Saxaafadda Somaliland heli jirtay, isla markaana Lacag Dhan Laba Milyan iyo Badh oo Doollarka Maraykanka ah oo loogu talo-galay Warbaahinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Cali Gurey Oo Si Maangal ah uga Hadlay Qaban Qaabada Aaska Cali Samatar,Weedho Adag Oo Uu Hawada u Mariyey Xukuumadda Somalia & Qirashadii Samatar ee Amarkii Lagu Burburiyey Somaliland Laguna Xasuuqay Dad Rayid ah DAAWO

Hargaysa 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Muj Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) oo Jawaabtii ugu Adkayd u Direy Kuwa Ku Mashquulsan Qaban Qaabada Aaska General  Maxamed Cali Samatar, oo loo Tirinayo in amar ka soo baxay Lagu Xasuuqay Shacbi Somaliland ah oo aan Waxba Galabsan,Waxaanu Fariin Culusna Hawada u Mariyey kuwa Muqdisho Jooga ee Maxamed Cali Samater Maamuus […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »