24 Qodob oo Noqday War Murtiyeedkii Shirkii Magaalada Copenhage uga Socday Somalia iyo Deeqbixiyeyaasha Akhri
Copenhage 20.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waxa Maanta lasoo gebogebeeyey Shirkii Somalida uga socday Magaalada Copenhagen, waxana laga soo saaray Qoddobo dhawr ah oo dhinacyadii gacanta ku hayey u arkeen lagama maarmaan. Shirkan oo ahaa mid lagu qiimaynayo wixii Dawladda Federalka Somalia uga qabsoomay Barnaamijka Hiigsiga cusub oo Caalamku dabada ka riixayo, ayaa lagu garwaaqsaday Qabyooyin tiro…
