Webmaster

    Somali President’s keynote speech HLPF Copenhagen

    If you search for books on Somalia, you’ll come across a slew of titles featuring phrases like ‘the world’s most dangerous place’, ‘outlaw state’, and ‘failed’ and ‘fragile’. For decades, Somalia was synonymous with pirates, terrorists, and complete lawlessness. But this Somalia exists no longer. It is a Somalia of yesterday, and is most definitely…

    Read More

      Hiigsiga Gobolka Banadir waa in Cadaalad lagu wada noolaado

      Muqdisho Nov 19,2014(SDN/QJ)-“Hiigsiga Gobolka banaadir ee 2016 waa Muqdisho oo nabad ah, ka caaggan fal argagxiso, soona ceshata bilicdeeda, shacabka Soomaaliyeedna ay ugu wada noolaadaan si siman oo caddaalad ah”. Sidaasi waxa yiri gudoomiyaha Gobolka banaadir isla markaana ah Duqa Magaalada Muqdisho General Hassan Mohamed Hussein (Muungaab) oo ka qeybgalay shirka Kopenhagen. Shir caalimi ah…

      Read More

        Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo Fooda isku daray dood Xiiso leh DAAWO

        London 19.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xoghayeyaal ka Tirsan Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ka Jira ee Kulmiye,Ucid Iyo Waddani ayaa Siyaabo kala duwan uga fal celiyay Marxalada Siyaasadeed ee Somaliland haatan ku Jirto . Xubnahan oo ka qayb qaadanayay dood uu dhex dhigay Telefishanka HCTV gaar ahaan Barnaamijka Dareenka Siyaasiga Iyo Dadweynaha ayaa aragtida Kulmiye iyo…

        Read More

          “Madaxweyne Waa Tii adigoo Gudoomiyaha Kulmiye ah aad Mudaharaadka ka soo Hor kici Jirtay Xaruntaada kan dhacayna kama duwanaa Kuwaas” Qaybo ka Mid ah Bulshada Degmada Axmed Dhagax DAAWO

          Hargaysa 19.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xubno Ka mid Ah Aqoonyahanka iyo waxgaradka Deegaanada Gobolka Hawd iyo Axmed Dhagax ee Caasimada Hargaysa ayaa  Maanta Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo u soo Jeediyay In Doorshada Lagu Qabto Xiligeedii Isla markaana Dawladu ka dayso faro gelinta ay ku hayso Golaha Wakiilada oo ay Xuseen in loo baahan yahay in Xaaladiisa la…

          Read More

            Xukuumada Somaliland oo Dalkeeda ka Mamnuucday Kalluunka Dibada laga Soo waarido DAAWO

            Hargaysa 19.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in aad dalka la keeni karin kaluunka dibada laga soo dejiyo, talaabadaas oo lagu tilmaamay mid muhiimad weyn u leh kaluumaysatada wadaniga ah, shaqo abuur badana ka soo bixi doono, waxana wasaaraddu ugu baaqday Kaluumaysatada reer Somaliland inay buuxiyaan…

            Read More

              20-kooxood Oo Kubadda Cagta Ah Oo U Soo Baxay Heerarka 2-aad Iyo 3-aad Iyo Abaal Marino la Gudoonsiiyay

              Hargaysa 19.N0v 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Dhallinyaradda, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Md. Cali Siciid Reygal ayaa shahaadooyin Aqoonsiyo guddoonsiiyey 20-kooxood oo heerarka labaad iyo saddexaad oo kubadda cagta ah, kuwaas oo ku guuleystay inay noqdaan kooxaha heerka labaad iyo saddexaad ee Caasimadda, ka dib markii lagu kala saaray tartan ay ka soo qeyb-galeen Degmooyinka caasimadda…

              Read More

                Daawo:Wasaarada Caafimaadka Iyo Haayadaha Caalamiga Ah Oo Iska Kaashaday Mashruuc Loogu Magac Daray Badbaada Hooyada Uurka Leh Iyo Dhalaanka Ayaa Hargeisa Laga Furay

                Hargeisa 19/11/2014(SDN/QJ)Wasaarada Caafimaadka Somaliland Ayaa Maanta Daah Furtay  Mashruuc Ay Iska Kashadeen Wasarada Caafimaadka Iyo Haayadaha Caalmiga Mashruucas Loogu Magac Daray Badbaada Hooyada Uurka Leh Iyo Xanaanaynta Caruurta Iyadoo Sidoo Kale Wasiirka Caafimaadka Iyo Marwada Madaxwaynaha Somaliland Ay Dhagax Dhigen Goob Cusub Oo Lagu Kaydin Doono Daawooyinka Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeisa   Hargeisa SDN/QJ…

                Read More

                  Daawo:Qaar Ka Mida Dhalinyarad iyo Cuqaasha Wax Garadka Beesha Koonfur Galbeed Hargeisa Ayaa Madaxwaynaha Ugu Baaqay Inaanu Doorshada Wakhtigeda Dhafin

                  Hargeisa 19/11/2014(SDN/QJ)Qaar  Ka Mida CuqqashaIyo Wax garadka Beesha Degta Koonfur Galbed Hargeisa Ayaa Madaxwaynaha Ugu Baaqay Inuu Faraha Ka Daayo Goalaha Wakilada Somaliland  Sidoo Kalena Madaxwaynaha Uga Digay Inaanu Doorshada Wakhtigeda Dhaafin Iyagoo  Ka Hadlay Soo Dhawayntii Ay Shalaty Beeshasi ugu Smayasay Magalada Bali Gubadle https://www.youtube.com/watch?v=AcGY_YsiCOE&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA   Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Daawo: Qaar Ka Mida Odayasha Iyo Wax Garadka Somaliland Ee Ku Dhaqan Magaalada London Oo Baaq Nabaded Ka Sosaray Khilaafka Golaha Wakilada

                    London 19/11/2014(SDN/QJ)Qaar Ka Mida Odayaasha Waxgaradka  Somaliland Ee Ku Dhaqan Magalada London  Ayaa Ka Hadlay   Dhacdaii Maalintii Sabtida Ahayd Iyagoo Umada Somaliland Ka Tacsiyadeeyey  Dhiamashadii Ka Dhacday  Saqaaqadii Sabtidii Ka Dhacday  Qaar  Ka Mida Gobalada Somaliland Iyagoo U Hanbalyey Xildhibanadii Ka Soo Jeeday Goabalka  Awdal Oo Iyagu Diiday Mooshinka C/raxman https://www.youtube.com/watch?v=LNNro-1LVsQ&list=UUHoq0l91NIxYZ4d97aHDnbQ London  SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Wasiir Xirsi Qoraal Uu Kagaga Galgalanayo Qardoofooyinkii Dhallintii Xaqsoor Ku Beerlaxawsaday Shacabka Reer Balli-gubadle

                      Hargeysa:Nov,19,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada somaliland oo kamid ahaa waftigii shalay Xadhiga Jidka Balli-gubadle iyo Hargeysa u dhexeeya, ayaa qoraal uu sheegay inuu kaga falcelinayo Dhaqankii uu shalay halkaas ku arkay soo dhigay Boggiisa Face-book-gga. Wasiir Xirsi oo si gaar ah loogu xasuusto Hadallo dhiif lahaa uu u isticaali jirey Da’yar kasoo jeedday deegaanka uu shalay tegay…

                      Read More

                        Shirka Somalida Loogu Qabanayo Denmark Oo Maanta Furmaya Iyo Dalal Muhiim ah Oo Ka Maqan

                        Copenhagen:Nov,19,2014(SDN/QJ)-Maanta oo ay taariikhdu tahay 19-ka Bisha November, waxa lagu wadaa inuu Magaalada Copenhagen ee dalka Denmark ka furmo shirka lagaga hadlayo arrimaha somalida, gaar ahaan wixii ka qabsoomay Barnaamijkii Hiigsiga cusub. Shirkan oo ay wadaan Midowga Yurub, waxana uu yeeshay Waji cusub kadib markii laga waayey Dawladdo muhiim u ah arrimaha Somalida, kuwaas oo…

                        Read More

                          Haddii Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaraha ay heshiin waayan waxa qasab noqoneysa in labadooda ay is casilaan

                          Waxaan mar labaad doonayaa in Shacbiga Soomaaliyeed u sheego xaqiiqda runta ah ee ku saabsan Khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  iyo Ra’iisal Wasaaraha ee Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed in uu ku saabsan yahay Arrimo gaar u ah oo labadooda oo ka dhaxeeyo laakiin wax ku saabsan Nidaamka Dowladda ama Dastuur isku…

                          Read More

                            SED YAR OON BADNAYN BAA KHALQIGA SEEGEY MARINKII

                            Waxaan doonayaa inaan qoraal kooban kaga hadlo , Hadaladii xanafta iyo xajiinta lahaa ee kasoo yeedhay qaarkamida odayaashii ka qabgalay furitaankii waddada cad dinaca Ina guuxaa  maalintii Axadii ee 16-kii November. Waa wax laga xishoodo in duqay waaweyn oo madax dhaqameed, xildibaano iyo odayaal sheeganayaa ay ku hadlaan wax yaabihii ay kaga hadleen warbaahinta. Khaasatan…

                            Read More

                              Wasiirka Beesha! Yaab!, Qadaddii Wasiiradu Waa Taageero Siilaanyo; Qawda Maqashii Waxna Haw Qaban

                              Qadaddii Maanta ay qabteen wasiiradda Arrimaha Dibadda iyo Maaliyaddu waxay ku soo biyo shubteen Siilaanyo taageera ka dib baanu anagu musharax nahaye; oo filimkaas miyaan hore beesha Sacad Muuse ugu codeynin Siilaanyo. Ujeedadda kale waxay ahayd kala qaybin ay wasiiraddu kala qaybinayeen beesha Subeer Awal oo musharax cad imika ku haysta xisbigga cadaaladda iyo Daryeelka…

                              Read More

                                Cabinet approves Bills for National Electoral Commission​, Boundary and Federaliza​tion Commission and a $216 M budget for 2015

                                Mogadishu- His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today chaired an extraordinary Cabinet meeting in Mogadishu. The Cabinet unanimously approved the legislation for National Electoral Commission in order to hasten the democratization process of the country and realization of 2016 vision. “Somalia has made huge strides towards its democratization and the realization of its 2016…

                                Read More

                                  Canbaareyn Mug leh oo ku wajahan Xukuumada Siilaanyo ee dhinac walba ugal-galan​eysa sidii neef bireysan

                                  Anaga oo ah Gudida Qurbo joogta Subeer Awal ee Boqortooyada ingiriiska UK , waxaanu ka soo horjeednaa oo Canbaareyn wadareed mug leh, cod-dheer ugu soo jeedineynaa Xukuumada Siilaanyo ee ku caanka baxdey beryahan danbe hagardaamooyinka iyo hadimooyin badan ee aanu dalku qaadi kari : Waxaanu diidanahay qodobadan hoose: 1- Cabsi gelin , cago jugleyn iyo xasuuq…

                                  Read More

                                    Xubno Miisaan Culus ku Lahaa Saaxadda Siyaasadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhawaan ku Biiro Doona Xisbiga Waddani

                                    Hargeysa:Nov,19,2014(SDN/QJ)-Xubno Miisaan culus leh, kana soo shaqeeyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa wada hadal kaga mid noqonayaan Xisbiga Waddani ku yeeshay Magaalada Hargeysa. Masuuliyiintan oo u badan Wasiirro xilal kala duwan kasoo qabtay Xukuumaddan jirta, ayaa maalintii shalay kulan qado ah Hutel Mansor kula qaatay Hoggaanka Xisbiga waddani, waxana kulankaasi daarranaa sidii Bulshada loo dareensiin lahaa…

                                    Read More

                                      Dalada Xuxuufiyiinta Puntland ee MAP oo canbaareeyay dil Gaalkacyo

                                      Garoowe Nov 19,2014(SDN/QJ)-Dalada Suxufiyiinta Puntland ee MAP ayaa wax laga xumaado ku tilamaamay Dilkii Foosha Xumaa ee lagu khaarijiyay Wariye C/risaaq Cali Cabdi oo xalay lagu khaarijiyay magaalada Galkacayo. Marxuumka waxa uu ka hawlgeli jiray Idaacadda Daljir, sidoo kalena Waxaa uu ka hawlgeli jiray Telefishanka Horncable. *nin ku hubaysan Bastoolad ayaa madax ka toogtay Wariye C/irsaaq Silver oo markaa fadhiyay…

                                      Read More