Hargaysa 12.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa Maanta Kulan gaar ah la qaatay Madasha Wada tashiga iyo Toosinta qaranka Waxaanu balan ku qaaday inay Bishan May dhexdeeda Magaalada Hargaysa ku qaban doonaan Shir Wada tashi oo ay ku soo dhisayaan Dawlad gaadhsiisa dalka Doorasho.
Waxaa uu Cod dheer ku Sheegay in Wixii Shalay Golaha Guurtidu ku talaabsaday uu ahaa arrin baal marsan qawaaniinta dalka Maxsuulkeeduna ahaa la isu joojin maayo .
https://www.youtube.com/watch?v=lx6hZLDE05o&feature=youtu.be
