|

BAAQ AY SOO SAREEN TAAGEERAYAASHA UCID EE OTTAWA

Marka hore waxaan salaamayaa warbaahinta madaxa banaan meelkasta oo ay dunida ka joogaan Waxaan kaloon salamayaa dhamaan shacbiwaynaha somaliland meelkasta oo ay dunida ka joogaan waxaan maanta qalinka u qaatay
Waxaa baryahan danbe saxaafada ku soo noqnoqonaayey maqaalo aflagaado ,been abuurad iyo inkiraad isugu jira kaas oo uu keenay sas laga qaaday
Taageerada buuxda ee uu gobolada dalka ka helay xisbiga ucid baryahan danbe.

iyadoo ay u eegtahay inuu gobolda dalka dhamaan meel fiican ka ciyaarayo
Iyadoo ay hada xisbiga ucid uu ku yimid isbadal wayn kaas oo uu sababay aqoonyahan jamaal cali xuseen oo ah nin heerkan iyo midkasii fiicanba gaadhsiinkara xisbiga.

Hadaba waxaa jirta in ay dad sas ka qadeen xisbiga ucid oo ay meel walba iyo goobkastaba ay lataganyihiin aflagadada iyo beenka abuuradka xisbiga
Waxaa jirtay in maalmihii u danbeeyey websiteyada laga soo buuxiyey been abuurad qaawan iyo aflagaado loogu soo badheedhay xisbiga ucid iyo murashaxiintiisa.

Tusaale waxaa ka mida inay yidhaahdeen waxaa la qabanayaa daahfurka xisbiga ucid oo Ottawa lagu qabanaayo taas oo ay soo lu goyeen umad farabadan iyadoo ay ahayd been ay iska abuurteen sidoo kale waxay yidhaahdeen waxaa  is haysta faysal cali waraabe iyo jamaal cali xuseen taas oo ah been abuurad cad oo aan loo meel dayin.

Hadaba waxaan leeyahay dadka waxaas samaynaya xisbi caydii iyo nin musharaxa caydii meel ku gaadhimaysaan ee waa wax naftaada iyo sharaftaada wax u dhimaya.

Waxanaan idiin sheegayaa xisbiga ucid waa xisbi qaran oo aan u joojinayn maqaaalada aan loo meeldayeeyn ee lasoo galinaayo saxafada xisbiga ucidna waxaa uu qaatay halkudhiga odhanaya (HADAL YAR IYO HAWL BADAN )shacbiga reer somaliland aadbay uga dharagsanyihiin xisbiga ucid kalmad yar oo nin maciin moodaya uu yidhi waxba ma yeelayso xisbiga balse dadkuunbuu sii jeclaysiinayaa xisbiga.

Gunaanadkii hadalkayga waxaan kula talinayaa shacbiwaynaha somaliland maqaalada la soo galiyo saxaafada qaarkood waa copy qaarna waa been abuurad iyo waxaan jirin ee ka fiirsada markaad aragtaanba maqaal xun hadaba dadka baqaan diraya waxay uga digayaan dadka waxaas kula dhax jira bulshada inay u tahay caaqibo xumo iyo cidhib xumo ee ay ka waantoobaan dadka baaqan diraya waakuwan magacyadoodu hoosta ku qoran.
1)Cabdilaahi Jaamac Cali
2Mohamed Ahmed (Maxamed Case)
3 Cabdirahmaan Mohamuud Faarax
4 Ahmed Cabdi Xaad (ahmed rashiid
5 Dr Mohamud Tani
6 Abshir Nur Omar
7 Mohamed Ibrahim Qalinleh (Ciro Siidee)
8 cali ilkacase
9 Rageh Ibrahim Meygag Samatar
10 Mohamed Ismael (Siiarag)
11 Ismail Yusuf Jama
12 Abdirahman Musa Jama
13 Abdiqadir Muhumed Mah
14 Ibrahim Ali Osman
15 Kendiid Ali Hassan
16 Mohamed Osman Ali
17 Eng.Mohamed Abdillahi Nur
18 Eng.Mohamed Ali Muse
19 Abdi Hussien Miyir ( Satiile)
20 Ismaaciil Isman Hassan
21 Hassan hussein Migane
22 Abdi Nuux Magan
23Muktar Hassan Ali (Ali Raan)
24Mohamed Ibrahim Isaaq (Ina Isaaq)
25 Mohamud Hahi Gaydh
26 Idriss Cananug
27 Liiban Abdi Hussein
28 Axmed Ali Elyee
29 Ahmed Faarah Ali
30 Hussein Ali Amman
31 Saed Mohamud
32 Ismael Mohamed
33 Khadar Keyse
34 Ali Abdi Jama (Ali Jackson)
35 Yasin Jama Karayeh
36 Mohamed Hassan Calow
37 Abdilahi Bodhary
38 Mohamed Hassan Cigal
39 Hassan Hussein Migane
40 Hassan Hussein (Ina Baydani)
41 Mukhtar Abdillahi Nur
42 Ahmed Ibrahim Elmi
43 Osman Abdillahi Bayteri
44 Dr. Aden Farah Dhoore
45 Rashid Luftanza
46 Abdi Hussein Miyir
47 Cawaale Sulub Cawaale
48 Cali Kuweyti
49 Mustafe Ahmed Ali
50 Rashid Ali (Africaan)
51 Mohamud Muse
52 Nasir Ahmed Ali
53 Jibril Ahmed Ali
54 Muse Mohamed Dualeh
55 Abdirahman Mohamed Farah
56 Osman Ahmed Ali
57 Mustafe Hussein
58 Osman Ibrahim Hassan
59 Abdirahman Bulbul
60 Kendiid Ali Amman
61 Haybe Warmahaye
62 Muhumed Hersi Hassan
63 Mohamed Ali Madar (Boos)
64 Ahmed Osman Farah
65 Sh.Mohamed Seed
66 Muhumed Farah
67 Hussein Liban
68 Hassan Abdi Ismael
69 Yusuf Sh Abiibakr
70 Dr.Abdillahi Axmed
71 Mohamed Moalin Omer
72 Ibrahim Hassan Warsame
73 Fahmi Abdi Ismael
74 Abdiciis Osman Diiriye
75 Mohamed Abdillahi ( Loowanaaje)
76 Muse Jama ( Muse Casood)
77 Mustafe Ali Cadow
78 Dahir Cabdillahi Waberi
73 Abdualla Ali Cadow
74 Ibrahim Aden Faahiye
74 Mohamoud Aden Bakaal
75 Madar Hassan Hawaadle
76 Mohamed Osman Hassan
78 Lukman Ali Hassan
79 Caydid Ahmed Qaalib
80 Mohamed Yusuf Ali
81 Ahmed Abdillahi (Gadhle)
82 Abdirahim Ali Farah
83 Ahmed Aw Aden Bakaa
84 Mustafe Hussein
85 Adbi Fatah Ahmed Mohamed
86 Farhan Abdilahi Elabe
87 Ahmed Mohamed
88 Bashir Mohamed
89 Abdirazak Hussein Guled
90 Omar Abdirahman
91 Kenedid Daash
92 Ahmed Jess
93 Abdirahman Sangor
94 Qasin Ali Sileh
95 Cabi M. Mohamud Omar Hashi
96 Abdirahman Ali Farah
97 Abdirahman Yusuf (Anis)
98 Mohamed Ibrahim Qalinleh (Ciro Siidee)
99 Moahmud Abdi Qalinleh
100 Mohamed Farah Hared
101 Axmed Jibril
102 Guled Yusuf Xaji Adan
103 Cali Cabaade
104 CabdiraxiinAdan Siciid
105 Axmed Maxamed Siciided
106 Cabdiqani Axmed faarax dhuxul
107 Xasan Cali Abokor
108 Maxamed Faarax Xareed

Comments are closed