|

Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia Oo Ansixiyay Gobolo iyo Degmooyin Cusub AKHRI

Jig Jiga, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Waxaa kal-fadhigii 2,aad golihiisa 5, aad ee Golaha Xildhibaanada DDSI ay codbuuxa ku ansixiyeen Degmooyin, Gobolo iyo Maamul Magaalooyin cusub oo lagu soo kordhiyey guud ahaanba deegaanka kadib soo bandhigidii ajandayaasha kalfadhigan oo ansixinta qodobkan iyo warbixintii lasoo jeediyay ay kamid ahaayeen iyadoo uu afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane maxamedrashiid isaaq uu si rasmi ah u furay kal-fadhiga.

abaz2-300x160Hadaba degmooyinka, maamul magaalooyinka iyo gobolada la ansixiyay waa sidan:

  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Faafan lagu daray
  2. Degmada Qooraanoo rugteedu noqonayso Mula
  3. Degmada Harawooo rugteedu noqonayso Dharwanaaje
  4. Degmada Jigjigada Galbeedoo rugteedu noqonayso Haroorayso

Magaalooyinka Darajada 3, aad: waxaa magaalooyinka darajada 3,aad loo ansixiyay

  • Magaalada wajaale
  • Magaalada Qabribayax
  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Jarar
  • Degmada Bilcil-buur
  • Degmada Dig
  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Qoraxay
  • Degmada Boodalay- xarunteeda dib baan idiinka soo sheegi doonaa
  • Degmada higlooley
  • Degmada Laas-dhankayre
  • Degmada Goglo oo rugteedu noqonayso Kudunbuur
  • Degmada ceel ogaadeen
  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Liibaan
  2. Degmada Boqol maayo
  3. Degmada Qadhaadhumo
  4. Degmooyinka cusub ee Gobolka Shabeele
  5. Degmada Eleele
  6. Degmada Abaaqorow
  7. Degmooyinka cusub ee Gobolka Afdheer
  • Degmada God-god
  • Degmada Qooxle

Labadaa dagmo iyagoo oo ay cusub yihiin ayaa waxaa gobalka dib loogu habeeyay sidan:-

  • Hargeele-xarunta gobalka
  • Baareey
  • Doolo-baay
  • jarati
  • Raaso
  • Iimay-galbeed
  • Ceel-kari
  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Sitti
  • Degmada Gablaalu
  • Degmada Goota-biki oo xaruntu noqonayso Biki
  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Doolo
  • Degmada Lahel-yucub: xarunta degmadu waxay noqon Lahelaw
  • Degmada Galxamu oo horay bookh uga tirsanayd
  1. Degmooyinka cusub ee Gobolka Nogob
  • Degmada Xaraarey
  • Degmada Yaxoob
  • Degmada Cayuun
  • Degmada Horshagax
  • Degmada Waangay

Labada Gobol ee cusub: Gobolka Dhaawa iyo Gobalka Erer

  1. GobolkaCusub Ee Dhaawa
  2. Leeyixarunta gobolka dhaawa
  3. Mubaarak
  4. Hudhat
  5. Mooyaale
  6. Qadhaadhumo
  7. Gobolka Cusub ee Erar
  • Fiiq-xarunta gobalka erar
  • Xamaro
  • Lagahida
  • Salaxaad
  • Mayu-muluqo
  • Qubi
  • Yaxoob
  • Waangay

Degmooyinka Gobalka Liibaan waxay noqonayaan sidan:

  • Filtu
  • Dool-cado
  • Dheka-softi
  • Boqol-maay
  • Qarsaadhula
  • Goora-baqaqsa
  • Gura-dhaamoole

Degmooyinka Gobalka Nogob waxay noqon sidan:

  • Ceelwaynexarunta gobalka Nogob
  • Dhuxun
  • Sagag
  • Garbo
  • Xaraarey
  • Cayuun
  • Horshagax

Comments are closed