Uncategorized

Baarlamanka Somalia oo Hakad geliyay Meel Marinta Sharciga Kalluumaysiga {DHAGAYSO}

Muqdisho 06.Jan 2014 (SDN)- Kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Golaha Baarlamanka Soomaalia ayaa waxaa ay dib ugu dhigeen in ay Ansixiyaan Sharciga Kaluumeysiga Dalka.

Baarlamanka SomaliaKualanka maanta ayaa waxaa Shir Gudoominayey Gudoomiye Kuxigeenka 2-aad ee Baarlamaka Jeylaani Nuur iikar, Gudoomiyaha Gudiga Baarlamanka u xilsaaran Kaluumeeysiga ayaa Baarlamaka ka hor aqriyey waxii ay qabten.

Waxaana sidoo kale Gudoonka uu ku dhawaaqay in Dib loo dhiagay Ansixinta Sharciga Kaluumeeysiga.

Halkan Guji oo Ka Dhagayso Mobilkaaaga
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XildhibaanadaSoma.mp3″]
Muqdisho SDN.
Qurbejoog.com