London Aug 19,2015(SDN/QJ)Baraamijka Xulashada Todobadka Wariye Mustafe Shaafi ayaa waxa uu todobakan soo qatay goaankii Maxkamada Sare ka gadhay dorashooyinka Somaliland waxana Marti ku ah musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo tageeray Goaankaas Daawasho wacan
