Hargeysa July 15,2012(SDN)-Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan meelkasta ha joogaane
waxaa kale oo aan salaamayaa dhamaan shacbiwaynaha reer somaliland,sidoo kale waxaan leeyahey RAMADAANTA ha loo diyaar garoobo meelkasta oo aad dunida ka joogtaan,madaama oo aynu nahey dad islaam ah
Hadaba waxaan hanbalyo u diraayaa Murashaxa madaxwayne ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid Aqoonyahan Jamaal cali xuseen oo ah nin da,yar oo wax badan inagu soo kordhinkara maadaama uu saaxiibo badan dunida ku leeyey kuwaas oo u badan madaxwaynayaal isugu jira African iyo Dhamaan qaaradaha kale ee dunida
waxaanan leeyahey hanbalyo hanbalyo ilaaheyna halkaad dooneyso ha ku gaadhsiiyo
——————————————
Boqor raabi yuusuf c/laahi
