|

Caasimadda Somaliland ee Hargaysa oo Maanta si Weyn looga Xusay Maalinta Caalamiga ah eee Xuquuqda Aadamaha Adduunka & Nuxurka Khudbadihii laga Jeediyey DAAWO

Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland,Wasiirka Caddaaladda iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta ka qayb galay Munaasibadda Caalamiga ah ee Xuquuqda aadamaha oo lagu qabtay Caasimadda Hargaysa.

Comments are closed