|

Weriye Hore Yoonis Cali Nuur oo Iftiimiyey Waxyaabaha ay Madaxweynaha Cusub ka naawilayaan Saxaafadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Yoonis Cali Nuur oo Mudo dheer ku soo dhex jiray Mihnada Saxaafada somalida ayaa ka hadlay qodobada ay Warbaahinta Somaliland ka rabto madaxweynaha cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi inuu wax ka qabto.

Yoonis Cali Nuur ayaa Mudooyinkii u Danbeeyay Waxa uu ka soo dhex muuqday Saaxada Siyaasadda gaar ahaan Taageerida Xisbiga Kulmiye Xiligii uu ku Jiray Ololihii Doorashadda Madaxtooyadda.

Comments are closed