DHAGEYSO: ‘’Shilalka Gaadiidku Waa Dagaal Ummadda Baabiinaya’’ Sheekh Cismaan Cali Xuseen

  Hargeysa, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Cismaan Cali Xuseen oo ka mid ah culimada ducaadda ah ee magaalada Hargeysa ayaa maanta khudbaddii jimcaha kaga hadlay shilalka gaadiidka oo baryahan danbe kusoo badanayay Somaliland. Sheekhu waxa uu is dul taagay masuuliyadda ay leedahay darawal-nimadu, isagoona sheekhu khudbaddiisa ku daray waxay diinta islaamku ka qabto qofka gaadiidka…

Read More

“Hadii Qaran Heshiis Galo,Hubka Meel la wada Dhigo Halis ma laha Kaaruhu Hawl yaraan ku daawada” Barnaamij Gaar ah oo Qurbejoog ku eegayso Hub ka dhigistii iyo Aasaaskii Ciidanka Qaranka Somaliland {DHAGAYSO}

Hargaysa 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):- Waa Barnaamij Gaar ah oo ka Hadlaya Aasaaskii Ciidanka Qaranka Somaliland oo Ku Beegnaa 1 Bishii Feb Sannadkii 1994kii Waxaa idiin soo diyaarisay Shabakadda Qurbejoog.com. Barnaamijkan Waxaa idiin soo Jeedinaya Yuusuf Maxamed Ismaaciil iyo Cabdiraxmaan Bataash oo ka tirsan Asxaabta Qurbejoog.com ee Dhagaysi haboon.

Read More

DAAWO:Sheekh Siciid Cali Axmed:Mushkilada​ha Guurka Qeybtii 2aad – Isu dheeli tirla-aan Aduun iyo Aakhiro

Ottawa Mar 21,2014(SDN)-Waa Barnaamijkii todobaadlaha ahaa ee uu Sheekh Saciid Cali Axmed uga warami jiray arrimaha Bulshada khaasatan qoysaska Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool. Isu dheeli tir la’aanta qoyska, shaqada iyo aakhiro waa sababaha keena in qoyska ay la soo darsaan mushkilado mararka qaarkood burbur ku keena qoyska. Barmaamijkan oo ah kii labaad ee mushkiladaha…

Read More