Home » Archives by category » Features

Safiir ka Socda Midowga Yurub oo Socdaal ku Yimid Somaliland iyo Waxyaabihii ay ka Wada hadleen Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

Hargaysa 21.May (SDN) Wakiilka Midowga Yurub ee Qaarada Africa mbassador Michele Cervone d’Urso ayaa maanta Socdaal ku Yimid Caasimada dalka ee Hargaysa isagoo Kulamo la Yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Ambassador mbassador Michele Cervone d’Urso iyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxay Kulankoodaas kaga Wada hadleen Iskaashiga ka dhexeeya Ururka Midowga Yurub iyo [...]

Waxaa si sharaf xishmad iyo tixgalin mudan ayaa waxaan ka codsanaynaa dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka dibaddiisa iyo gudihiisaba leh, iyo Aqoonyahannada, Culamaa’ Uddiinka, Ganacsatada, Dhallinyarada, Aqoonyahannada iyo Haweenka Soomaaliyeed oo idilba in ay gacan naxariis leh ka gaystaan kuna tabarucaan wixii karaankooda ah dhisida masaajidka xaafada shacabka, kaasi oo baahi aad u badan loo [...]

Continue reading …

Dakhliga Miisaaniyadu Sidiisaba  waa mala-awaal cilmiyeysan (educated guess) oo ku saleysan Qiyaas (projections) kuna saleysan Mar-kasta xaalada dhaqaale ee wadanka taal.Taas oo ku saleysan Xaalada taagan markaa  iyo ta-soo-socota  . Marka la isla meel-dhigo  dakhliga ayaa dabeetana laga fuudh-yeelaa baahiyaha markaas jira iyada oo mud-naanta loo siinaayo sida ay kolba u-kala mu-hiimsan yihiin una kala [...]

Continue reading …

ON MAY 10th pirate-busters celebrated the fact that one year had passed since a ship was successfully seized by Somali hijackers. Pirates have been attacking vessels passing the Horn of Africa since at least 2005, when they received a $315,000 ransom for Feisty Gas, a ship owned by a company in Hong Kong. Since then, [...]

Continue reading …

  There has been a recent influx of oil companies to Somalia, but the country has been offered only a 7% share of the proceeds from the exploitation of its oil.This problem was foreshadowed by the former Somali President Mohamed Siad Bare, who famously said: “I will never sell my oil for 5%, or even [...]

Continue reading …

Dhacdo kasta oo aduunka ku soo martaa waxay leedahay asbaabo ama arrimo lala xidhiidhiyo dhacdadaa. Taariikhduna waxay dib uga faalootaa wixii keenay iyo cidii masuulka ka ahayd xume iyo samaan. Dagaalada ka oogan Somalia, ma aha qaar IIlaah la jecel yahay in ay sidaa ahaato.Illaahay (SW) baa Quraankiisa kariimka ah inoogu sheegay inaanu qoomna badalin [...]

Continue reading …

London 21May13(SDN) Tvga qaranka somaliland xaafiskiisa London oo si hagar la aana ugu soo gudbinayey Xafladii 18May Wariyaha Ruug Cadaaga Daahir Ismaaciil oo hogaaminayey Daawasho wacan.

Continue reading …

Hargaysa 20.May (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa Jawaab kulul ka bixiyay hadalkii ka soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Sh.Maxamud ee uu aadanaa inuu ka soo hor jeedo Madax banaanida Somaliland . Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Waxaa kale oo uu Mahadnaq u diray [...]

Continue reading …

London 20May13 (SDN) Jaaliyada Somaliland ee Norway oo xuska 18May ugu dabaldagtay si ka duwan wadamada kale Kalinta  Kowaadna Mutaysatay iyada oo goob banaan isagu soo baxday iyada oo ku dawasho wacan halkan ka daawo qurbejoog.com o iidiin soo bandhigaysa.  

Continue reading …

Muqdisho May 2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Nabada iyo Dimuqraadiyada Soomaaliya Md Cabdulaahi Sheekh Xasan ayaa Shacabka reer Somaliland ka Raali geliyay Hadalkii Madaxweynaha Soomaaliya shalay ka soo yeeray. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Doraad oo ku beegneyd sanad guuradii 22aad ee la soo noqoshada madax banaanidii Somaliland mar uu saxaafada la hadlay waxa uu ugu baaqay shacabka reer Somaliland [...]

Continue reading …
Page 1 of 149123Next ›Last »