“Hantidii Ummadda oo la Lunsanayo Waan Diiday Anigu inay Saxeexayga ku Baxdo” Xoghayihii hore D/Hoose ee Hargeysa DAAWO
Hargaysa 01. February 2018 (SDN/QJ):-Xoghayihii Dawladda Hoose ee Hargeysa Md. Cali Xasan Cawaale, ayaa ku dooday in sifo aan sharci ahayn xilka looga qaaday, isla markaana aan waxba laga qaban warbixin la xidhiidha musuqmaasuq uu hore ugu gudbiyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Kaahin, ayaa wareegto uu soo saaray shalay,…
