“Wax Kasta Oo Inoo Taagan Xundhurtoodu Waxa Weeyi Dildilaacii Ka Dhashay Doorashada In Laga Heshiiyo Oo Ay Ka Shaqeeyaan Saddexda Guddoomiye Xisbi Oo Ay…”-Faysal C Waraabe
Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa si faahfaahsan uga warramay ahmiyadda iyo natiijadii ka soo baxday kulankii ay Madaxweynaha iyo Guddoomiyeyaasha Xisbiyadu wada yeesheen. Faysal Cali Waraabe oo ugu horreyn ka hadlaya kulankaasi sidii uu u dhacay iyo waxyaalihii ay madaxweynaha ka wada hadleen, ayaa waxa…
