“Arrinkaa (Dagaalka Dararweyne) Waxa U Qoolan Xukuumadda Iyo….” Sheekh Aadan-Siiro DAAWO
Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Dagaalkii dhawaan labada Beelood ee Walaalaha ah ku dhex maray deegaanka Dararweyne oo hoos tagta degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in dagaalka Dararweyne soo noqnoqday, laakiin Xukuumadihii kala dambeeyay iyo Madax-dhaqameedku ka seexdeen inay ogaadaan sababta…
