Soomaaliya iyo Azerbaijan oo heshiisyo kala sexeexday
Muqdisho (QJ) – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan, Ilham Aliyev, ayaa maanta ku kulmay magaalada Baku, halkaas oo ay ku kala saxiixdeen heshiisyo muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal. Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay kor u qaadista xiriirka ka dhexeeya dalalkooda, iyaga oo diiradda saaraya…
