Madaxda Xamaas oo rajo ka muujiyay haeshiis dhab ah oo ay la yeeshaan Israeil
Doxa (QJ) – Iyadoo ay weli socoto xabad joojinta u dhaxeysa Xamaas iyo Israa’iil, ayaa madaxda siyaasadda Falastiin waxay rajo ka muujiyeen in maamulka cusub ee Mareykanka uu ku cadaadinayo Israa’iil inay ku soo laabato wada xaajoodka, inkastoo madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump iyo kooxdiisu ay si weyn u dhaleeceeyeen dadaalladaas intii uu xilka…
