Soomaaliya oo bixisay qidmadihii QM ay ku laheyd
NY (QJ) – Markii ugu horeysay muddo 35 sano ah ayaa Soomaaliya laga saaray liiska dalalka lagu leeyahay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Soomaaliya oo hadda xubin aan joogto ahayn ka ah golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si buuxda u dhammaysay cashuuraha xubinimada, isla markaana aanay hadda ku jirin liiska dalalka lagu leeyahay. Sida…
