Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay U Soo Jeediyeen Mucaaradka

Mogadishu (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Isniintii si kulul ugu jawaabay madaxda mucaaradka, isagoo ku eedeeyay inay faafinayaan cabsi aan loo baahnayn iyo xasillooni darro siyaasadeed halkii ay diiradda saari lahaayeen horumarka dalka. Xasan Sheekh oo hadal ka jeediyay furitaanka isbitaal laga furay Muqdisho ayaa meesha ka saaray sheegashada mucaaradka ee ah…

Read More

2024 was the deadliest year for journalists, with 124 killed, most of them in Gaza due to Israeli military actions.

The highest number of journalist killings in 2024 has been recorded, with Israel being responsible for more than two-thirds of these deaths, according to the Committee to Protect Journalists (CPJ) in its annual report. The CPJ, which announced its findings on Wednesday, stated that at least 124 journalists were killed in 18 countries last year,…

Read More

The AU leaders condemn Israeli action in Gaza

Addis Ababa (QJ) Hamas has praised the African Union (AU) for condemning Israel’s ongoing massacres in Gaza. This comes after the AU, in a statement following its two-day summit in Addis Ababa, accused Israel of violating international law. Hamas expressed deep appreciation for African nations’ “principled and courageous stance” against Israel and its “brutal actions”…

Read More

Madaxweyne Cirro oo qaabilay safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland H.E. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta kulan muhiim ah qasriga madaxtooyada kula yeeshay Safiirka dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Alper Aktaş iyo weftigii uu hoggaaminayey. Qodobada ay ka wadahadleen ayaa ahaa sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta Somaliland iyo Turkiga. Safiirka Turkiga waxa uu Madaxweyne Cirro ku hambalyeeyey guusha…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo ka soo noqday safar taariikhi ah

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey ee socdaalka ku joogay dalka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyo weftigiisa waxa garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi oo ay weheliyaan masuuliyiin…

Read More

Maxamed Cali Yuusuf oo loo doortay madaxa Midawga Afrika

Addis Ababa (QJ) – Maxamuud Cali Yuusuf, Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti, ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Midowga Afrika (AU) kadib markii codeyn aad loo loolanayay lagu soo gabagabeeyay xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa. Wuxuu helay 33 cod wareegii toddobaad, isagoo ka guuleystay Raila Odinga, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya, kaasoo ku haray wareegii lixaad….

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo u mahad naqay Imaraadka

Dubai (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay taageerada joogtada ah ee dawladda Imaaraadka Carabta (UAE) siiso Somaliland. Wuxuu carabka ku adkeeyay inay ka go’an tahay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, gaar ahaan horumarinta dhaqaalaha iyo horumarka dhinacyada kala duwan ee labada dal. Madaxweyne Cirro…

Read More

Madaxweyne Cirro oo ka hadlay qadiyada Falastiiniyiinta

Dubai (QJ) -Madaxweynaha Somaliland, C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro), ayaa ka hadlay Qadiyada Falastiiniyiinta, ka dib hadal uu u sheegay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo ku aadanaa suurta galnimada in Somaliland ay martigeliso Qaxoontiga Gaza. Waxa uu ku nuux-nuux saday in Maraykanku taageero siyaasadeed iyo mid milatariba siiyo Somaliland, isla markaana ay dawladdiisu doonayso…

Read More