Madax-dhaqameedka, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Reer DILA oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Murrashaxiinta KULMIYE SAWIRO
Dilla 07. October 2017 (SDN/QJ):-Madaxdhaqameedka, waxgaradka, aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta degmada Dila ee Gobolka Awdal, ayaa hadhimo-sharadeed ku maamuusay murrashaxiinta jagooyinka Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maalmahan hawlo shaqo ku joogay gobolkaasi. Munaasibadda hadhimo-sharafeedka oo ka dhacday duleedka Bari ee magaalada Dila maanta, ayaa waxa murrashaxiinta KULMIYE…
