Qoomiyada Oromada oo Kililka Soomaalida ka Jartay Laydhka Tamarta ah ee Dhankooda uga Yimaada,Soomaalida Itoobiya oo Koronto La’aani la soo Deristay & Xalka oo Faraha ka sii Baxaya!!
Jig Jiga 09. October 2017 (SDN/QJ):- Ismaamulka Kililka Afaraad ee Qoomiyada Oromada Itoobiya ayaa Gebi ahaanba Waxay Jareen Laydhka Korontada Dabiicaga ah oo soo Mara Kililkooda una soo Gudba dhanka Kililka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya Kadib Markii Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar uu Joojiyey guud ahaanba Qaadkii iyo Khudradii laga keeni Jiray Dhulka Oromada ee loo…
