“Qodobbadaa uu sheegay Boqor Cismaan Aw Muxumed iyo inta Qarsoon-ba rejo ayaa nagaga jirta,Waxaan Ahay Ninka Ugu Dhow Ee Dheriga Lafta Kala Baxaya…” Suldaanka Guud Ee Subeer Awal DAAWO

Hargaysa 03. October 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee Beelaha Subeer-awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo ka qaybgelay gunaanadka Shir Beesha Biciide ee Habar-jeclo Shalay ugu soo xidhmay deegaanka Dooxa-dagaareed oo ka tirsan gobolka Sanaag ayaa ka jeediyey Hadal kooban. Suldaan Xasan ayaa sheegay in midnimo la yaqaannaa ka dhaxayso Beelaha uu Suldaanka u…

Read More

Dhacdo Yaab Badan: Tuug Lagu Qabtay AWR Uu Soo Xaday, Oo Toogasho Ku Dilay Nin Ka Mid Ahaa Rag Raad-gurayey DAAWO

Caynabo 03. October 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada Booliiska ee Gobolka Saraar ayaa Gacanta ku dhigay Nin ku eedaysan inuu deegaanka Ceelal ee Gobolka Saraar ku dilay Nin kale 28-kii Bishii dhammaatay ee September, 2017-ka. Shir-jaraa’id Badhasaab ku-xigeenka Gobolka Saraar iyo Taliska Ciidammadu ku qabteen Magaalada Caynaba ayaa waxay kaga warrameen Dil ka dhacay Deegaanka Ceelal oo…

Read More

Maayerka Hargaysa Soltelco Muxuu Ka yidhi Guddiga Olalaha Kulmiye ee Gobolka Maroodi-jeex oo lagu Daray? DAAWO

Hargaysa 03. October 2017 (SDN/QJ):- Maayerka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo ka mid noqoshada Guddiga ololaha doorashada Madaxtooyada Xisbiga Kulmiye oo isaga lagu daray Guddiga Maroodi-jeex u qaabbilsanaan doona ololaha, waxaaanu sheegay inuu Musharrax Muuse Biixi uga mahad-celinayo Guddiga uu ku daray.

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Qalinka Ku Duugay Sharciga Isgaadhsiinta Somalia

Muqdisho 03. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga isgaarsiinta dalka. Bandhigga Saxiixa Sharcigan ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyada, waxaana kasoo qayb galay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka Cabdi-Weli Ibraahim Sheekh Muudeey, Raiisul wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Mudane…

Read More

Madaxweyne Donald Trump oo Falkii ka Dhacay Las Vages oo Nin Hubaysani Ku Dilay Ku dhawaad 60 Ruux iyo Dhaawaca Gaadhaya 515 Ku Tilmaamay Ficil Shaydaan & Calanka Maraykanka oo Hoos loo dhigay

Washington 03. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Trump oo shacabka Maraykanka kala hadlay Tilifiishanka ayaa sheegay inuu falkii ka dhacay Las Vages ee nin ku diley 58 qof, kuna dhaawacay 515 qof, uu ahaa ficil shaydaan oo cad. Isaga ku dhawaaqay in calanka Maraykanka hoos loo dhigo ilaa jimcaha, dadka dhintayna loo duceeyo. Trump wuxuu sheegay…

Read More

Taageerayaasha Mucaaridka Kenya oo Banaan bax ka dhan ah Guddida Doorashada ka Dhigay Magaalooyin waaweyn oo ka tirsan Kenya

Nairobi 03. October 2017 (SDN/QJ):- Taageerayaasha hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya, Raila Odinga, ayaa dhigay dibadbax ka dhan ah guddiga doorashada waxay ka dhigeen caasimadda dalkaasi ee Nairobi iyo Magaaladda Kisuma ee Galbeedka Kenya oo Mucaaridku ku Xoogan yahay. Guddiga Doorashadda ayaa isu diyaarinaya qabashada doorashada Madaxtooyo ee lagu celinayodhammaadkan bishan, balse mucaaradka ayaa doonaya in…

Read More

Muslimiinta Ku Dhaqan Dalka Austria oo Xarunta Baarlamaanka ka hor dhigay Banaan bax ay ku diidan Yihiin Sharci Cusub oo Mamnuucaya Xijaabka Haweenka

Austria 03. October 2017 (SDN/QJ):- Boqolaal Qof oo mudaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay Dhismaha Baarlamaanka dalka Austria, kuwaasi oo ka Gadoodsan Qaanuunka lagu mamnuucay Xijaabka ay haweenka muslimiinta ahi ay qaataan. Mudaharaadayaasha ayaa waxay ku dhawaaqayeen ereyo ka dhan ah qaanuunka mamnuuca Xijaabka, iyaga oo ku tilmaamay  Qaanuunkaasi in uu yahay mid faragelin ku…

Read More

Cuno qabatayntii Isbahaysiga Sucuudigu ku soo Rogeen Dalka Qatar oo Saamayn adag ku yeelatay Waxbarashadda Ardayda Dalka Qatar!!

Doha 03. October 2017 (SDN/QJ):- Xayiraadii ay qaar ka tirsan dawldaha gacanku ku soo rogeen dalka Qadar ayaa saamayn ku yeelay waxbarashadii ardayda dalka Qadar. Xayiraadii ay dawladaha Sucuudiga, Masar, Baxrayn iyo Imaaraadku ku soo rogeen dalka Qadar oo gashay ku dhawaad afar bilood ayaa haatan u soo wareegtay dhinaca ardayda wax barata.   Ardayda…

Read More

Baanka Adduunka oo Dalbanaya adduun lacageed oo Dhan 75 Malyun oo Dollar si Gar gaar loo gaadhsiiyo Qaxoontiga Muslimiinta Rohinga

New York 03. October 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijka Cuntada aduunka ayaa ugu baaqay Dalalka  Qaadhaan-bixiyayaasha ah inay ugu deeqaan aduun dhan shan iyo todobaatan(75)Malyuun oo Dollar oo Gargar degdeg ah, si loo gaadhsiiyo Lixda bilood ee soo socda Qaxoontiga Muslimiinta Rohinga ee laga soo bara kiciyey Dalka Miyanmaar. Agaasimaha Fulinta ee hay’adda cuntada aduunka ee WFP…

Read More

Boqorka Waddanka Sucuudiga oo Booqasho ku Tegaya Dalka Ruushka

Riyadh 03. October 2017 (SDN/QJ):- Boqorka Dalka Sucuudiga Boqor Salmaan Binu Cabdilcasiis ayaa lagu wadaa inuu khamiista socdaal ku tago dalka Ruushka, sidaasina waxa sheegay La taliye ka tirsan aqalka Kirimiliinka ee looga taliyo dalka Ruushka. Wakaaladda Wararka dalka Ruushka ee INTER-TAAS ayaa waxa ay sheegtay socdaalka Boqorka sucuudigu uu ku tegayo dalka Ruushka shanta…

Read More

Ciidanka Israa’il oo Xabsiga Dhigay 23 Dhallinyaro Falastiiniyiin ah oo Daanta Galbeed laga soo qabtay

Gaza 03. October 2017 (SDN/QJ):- Ciidamadda Israa’iil ayaa Xabsiga dhigay saddex iyo labaatan dhalinyaro falasdiiniyiin ah, kuwaasi oo ay ka qabqabteen Daanta Galbeed ee dhulka falastiin. Wakaalada Wararka Falasdiiniyiinta ayaa waxay sheegtey inay ku jiraan Saxafiyiin dhalin yarada ay ciidanka Israa’iil ku xidh xidheen  Daanta Galbeed. Warfidiyeenadu waxay sheegeen in saxafiyiinta la xidhay oo laba…

Read More

”Wareegtadii Madaxweynuhu kaga reebay Shaqaalaha Dawladda inay olole galaan, war-baahinta Dawladdana wakhti isku mid ah Xisbiyada  Qaranku ka helaan, waxay macno yeelanaysa marka loo filiyo sidii uu Madaxweynuhu amray,Waxaan Wasiir Caddaani Odhan lahayn…..” Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 02. October 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Markii Kowaad waxa uu ka Hadlay Wareegtadii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo kaga Reebay in Shaqaalaha dawladu u Ololeeyaan Xisbi Isla markaana uu ku xalaaleeyay in Warbaahinta Dawladu maamusho ay Wakhti isku mid ah Siiyaan Sadexda Xisbi qaran. ”Wareegtadii Madaxweynuhu kaga reebay…

Read More

Maraykanka: Nin Ku Hubaysan Toban Qori oo Qudha ka Jaray 58 Qof Iyo Dhaawaca oo Kor u Dhaafay 500 oo Qof!!

Las Vegas 02. October 2017 (SDN/QJ):- In ka badan 50 qof ayaa ku geeriyootay, halka tiro kor u dhaaftay 500 oo qof oo kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday goob uu ka socday bandhig faneed, oo ku yaala magaalada Las Vegas ee gobolka Nevada ee dalka Mareykanka. Madaxa booliiska degmada Clark Joseph Lombardo ayaa…

Read More

Wasiir C.laahi Cukuse oo Xisbiga Kulmiye Xaal  ka siiyey Hadal ka soo Yeedhay Hogaamiyaha Waddani oo Sheegay in Xisbiga Kulmiye uu Fadho-taystay Qaybo ka mid ah Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 02. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka falceliyey hadal ka soo yeedhay Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ku eedeeyay Xisbiga Kulmiye in barnaamij siyaasadeedkii ay dhawaan soo bandhigeen ay qaybo ka mid ah ka soo qaateen ka Xisbiga…

Read More

‘’Kalsooni Badan Baan Ku Qabaa Inaan Wadaantayda Ka Buuxsan Doono Oon Rag Badan Kaga Badsan Doono” Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan DAAWO

Ceerigaabo 02. October 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo ka qeyb galay shirka Beesha Biciide ee ka socday Dooxada Dagaaraad ayaa ugu horaynba salaan sharaf huwiyey Martida iyo dadkii madasha shirka fadhiyey wuxuuna yidhi “Salaan kabacdiw axaan mahad balaadhan u jeedinayaa oo aan la koobi Karin beesha halkan nagu casuuntay ee ku shirtay ee markay…

Read More

“Shirka Beelaha Biciide Yoonis, Iyo Buraale Yoonis Waxaanu Qiraynaa Inuu Yahay Shir Qiimo Badan Oo Wax Wanaagsani Ka Soo Baxeen,  Xukuumad Ahaana Waanu Soo Dhawaynaynaa.” Wasiirka Madaxtooyada JSL DAAWO

Ceerigaabo 02. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi oo hogaamiyey  wefti balaadhan oo Xukuumadda Somaliland ka tirsan oo ayaa maanta ka qayb galay gunaanadka shir beelaha Beelaha Biciide Yoonis, Iyo Buraale Yoonis ee beesha Habarjeclo ay ku lahaayeen deegaanka Dooxa Dagaar ee gobolka Sanaag. Shirka oo soo gabogaboobay isla markaana go’aamo laga…

Read More

Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo Baaq u Diray Komiishanka Doorashooyinka Iyo Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 02. October 2017 (SDN/QJ):- Waxaa 13-ka Bisha November ee sannadkan Somaliland la filayaa inay ka qabsoonto doorashadii ugu xamaasada xumayd abid ee soo marta dalkan geedigiisa dimuquraadiyadeed ka soo bilaabmay sannadkii 2001-dii oo ahayd Markii shacabku afti qaran ku meel mariyeen distoorka dalka u degsan oo xalaalaynaya hannaanka xisbiyada badan iyo doorashooyinka xorta ah….

Read More

Xasuuqa Muslimiinta Myanmar sida uu ku bilaawday, iyo dhibaatadda dadkaasi haysata ee Dunnidu Indhaha Ka Lalinayso DAAWO

Myanmar 02. October 2017 (SDN/QJ):- Myanmar waa dal xuduudo la leh, Bangaladhes,Nepal, iyo Thailand. waddankaan wuxuu kamid ahaa dalalkii la isku oron jiray British Indian, sanadki 1824-kii British-ka ayaa ku magacaabay Burma, waddankaan waxaa muddo dheer ka talinaysay xukuumad milatari oo kali talis aheyd, laga soo bilaabo 1962- 2011-dii ayeey dalkaasi gacanta ku hayay milatari….

Read More