Boqortooyada Sucuudiga oo Madaxweyne Farmaajo ku Cadaadinaya inuu ka noqdo Dhex dhexaadnimadii Qadiyada Qatar & Inuu Ciidan Soomaali ah Yemen u Diro

Riyadh 01. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa maalmihii la soo dhaafay booqasho ku tegey dalka Sucuudiga. Waxa aanu la kulmay boqorka iyo masuuliyiinta kale ee ugu sarraysa boqortooyada. In kasta oo masuuliyiinta Soomaaliya iyo kuwa Boqortooyada Sucuudiga labaduba si kooban uga hadleen booqashadan iyo waxa lagaga wada hadlay, kuna tilmaameen mid…

Read More

“Waxa jira Rag Aniga iga horreeyey oo Baabuurtii ay Wateen la Wareegey…” Marag Furka Boobka Hantida Qaranka & Dooda Wakiilka Somaliland ee Jabuuti DAAWO

Jabuuti 01. October 2017 (SDN/QJ):- Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya magaalada Jabuuti ee Xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa ka hadlay caddeeyey inuu Safaaradda Somaliland ee Jabuuti ula wareegay Gaadhigii uu wadan jiray markii uu Agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha gudaha ahaaa. Gaadhigaas oo Noociisu Yahay TOYOTA BRADA, oo Wararku sheegeen inuu Safiirka Somaliland u fadhiya magaalada…

Read More

Gaadiid Basas ah oo Lagu Gubay Magaaladda Hargaysa, Xukuumada oo ka Hadashay Kuna Hanjabtay Baadhis

Hargaysa 01. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Prof:Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay Basaskii maalmihii ugu dambeeyey lagu gubaayey Magaalada Hargeysa, waxaanu sheegay in baadhitaano la wado, cid walba oo ay ku cadaatana in sharciga lala tiigsanayo, waxaanu tilmaamay in cid walba oo isku dayda in nabada wax yeesho, umaddana khal-khal…

Read More

‘’Wareegtada Madaxweynaha waan aqbalay, Waxaanan ballanqaadayaa in aanan Ololaha Xisbiyada ku milmin” Siyaasi ka Tirsan Wasaaradda Waxbarashada Somaliland DAAWO

Hargaysa 01. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay soo saaray wareegto shaqaalaha dawladda laga mamnuucayo ka-qaybqaadashada ololaha siyaasadeed ee xisbiyada. Wareegtada Madaxweynaha ayaa soo baxday saacado kadib markii qaybaha kala duwan ee warbaahinta lagu baahiyay hadal uu Afhayeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahin X….

Read More

Mid ka mid ah Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Somaliland oo Qoysaska Aroos Dhigta Habeennimo Ku Soo Rogay Ganaax Lacageed

Allay Baday 01. October 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha degmadda Allay-baday ee gobolka Gabiley ayaa amar kusoo rogay qoys kasta oo doonaya inay is aroostaan ,waxaana amray in meherka iyo duco lagu afmeero dhismaha qoysaska deegaankaas oo la iska dhaafo aroosyada habeenkii la qabsado. Guddoomiyaha degmada Allay-baday ayaa lagu soo waramayaa in uu qoys kaste oo aroos…

Read More

Lixdan Muslimiinta Rohingya ee Dalka Myanmar ah oo ku Dhintay Doon la Qalibantay Xili ay Dalkooda ka Firxanayeen

Myanmar 01. October 2017 (SDN/QJ):- Ilaa lixdan qof ayaa la rumeysan yahay inay dhinteen kadib markii ay degtay doon ay saaraayeen muslimiinta Rohingya ee ka qaxaya dagaalada ka socda dalka Myanmar. Saraakiisha QM ayaa sheegaya in ay doontu ku qalibantey bada ooo kacsanayd awgeed. Afhayeen u hadley QM ayaa sheegay in  23  qof la xaqiijiyay…

Read More

Dheemantii Ugu Weynayd Adduunka ee La Kala Iibsaday & Qiimaha la Kala siistay!!

London 01. October 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha shirkadda Graff Diamonds ayaa iibsaday dheemantii ugu weynayd adduunka, isaga oo siistay lacagtii ugu badnayd ee abid wax lagu kala iibsado, sida lagu daabacay wargeysa Telegraph oo uu wargeysa Dawan ka soo xigtay qormadan. Dheemankan ayaa lagu kala iibsaday magaalada London ee cariga Ingiriiska, iyada oo la kala siistay…

Read More

Dawlada Yemen oo Shaacisay inay Soo Dhawaynayso Wefti ka socda Qaramadda Midoobay oo Baadhitaan ku samaynaya Xadgudubyada dagaal ee Dalkaasi ka Dhacay

Sana 01. October 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada dalka Yemen ayaa ku dhawaaqday in si mug leh u soo dhaweynayso khubaro baadhayaal ah oo Qaramada midoobay u soo dirayso dalka Yaman, kuwaas oo baadhitaan ku sameynaya xad-gudubyada iyo dembiyada dagaal ee ay geystaan dhinacyada ku dagaalamaya dalkaasi. Gudi u qaabilsan Qaramada midoobay xuquuqda Aadamaha ayaa maalintii shalay…

Read More

Wax ka Baro Sida ay Hurdo la’aantu u Dhibaatayso Hannaanka Shaqo ee Maskaxda Aadamaha!!

Hargaysa 01. October 2017 (SDN/QJ):- Shaki kuma jiro in hurdo la’aantu ay si weyn u dhaawacdo caafimaadka jidheed iyo nafsadeed ee qofka, isla markaana khalkhal geliso hab-nololeed aadamaha. Iyada oo ay sidaas tahay, ayaa shaqooyinka ay la timid nolosha casriga ah ee dunida maanty ay qasab ka dhigayaan in qofku aanu habeenkii seexan ama saacado…

Read More

Madaxweynayaasha Turkiga Iyo Ruushka oo Heshiis ka Gaadhay Colaada Gaamurtay ee Suuriya

Ankara 01. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku heshiiyay in la riixo abuuritaanka aag ka caagan xasaradaha oo laga hirgelinayo gobolka muhiimka ah ee Idlib ee waqooyiga Suuriya. Hadafka arrintani ay madaxdani ku sheegeen ayaa ah  sidii loo dhameyn lahaa dagaalka sokeeye ee Suuriya. Kadib marki…

Read More

Haweenaydii Ugu Taajirsanayd Adduunka Oo Geeryootay & Inta ay Hantideedu Gaadhaysay!!

Hargaysa 01. October 2017 (SDN/QJ):- Liliane Bettercourt oo ahayd gabadhii ugu taajirsanayd caalamka ayaa geeryootay, iyada oo da’ahaan jirtay waqtigan 94 sanno , waxaanay sidoo kale kamid ahayd dadka ugu taajirsan caalamka oo ay kaalmaha hore kaga jirtay. Gabadhan ayaa ahayd mulkiilaha shirkadda lagu magcaabo L’Oreal , shirkadaasi oo soo saarta Kabaha iyo waxyaalaha ay…

Read More

Turkiga oo Saldhiggii ugu weynaa ee Millateri ee uu Dunida ku Yeesho ka Furtay Soomaaliya DAAWO

Muqdisho 30. September 2017 (SDN/QJ):-Taliyaha guud ee Ciidammada Millateriga Turkiga, ayaa Sabtidii Maanta Xadhigga ka jaray ama furay Saldhig Millateri oo ay Dawladda Turkigu ka hirgalisay duleedka magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Saldhiggan ayaa noqonaya Xarunta Tabobbar ee ugu weyn Adduunka ee uu Turkigu ka hirgeliyey meel ka baxsan gudaha waddankiisa. Munaasabadda Furitaanka Saldhigga…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Wareegto Ku Soo Saaray Sadex Qodob oo Laf dhabar u ah Qabsoomida Doorashadda Madaxtooyadda Iyo in Si Daahfuran loo Tartamo AKHRI

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu maanta wareegto madaxweyne ku dhaqan geliyey saddexdan arrimood oo Muhiim u ah Doorashada Madaxtooyadda ee Ku astaysan 13-ka Bisha Novembar ee Sannadkan Sadexdan Wareegto ayaa Kala ah  1. Reebbanaanta U Adeegsiga Hantida Qaranka Ololaha Xisbiyada, 2. Isticmaalka Warbaahinta Dawladda iyo Fagaarayaasha Wakhtiga…

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi oo Magacaabay Gudiyada Ololaha Doorashada Xisbiga Kulmiye ee Afar Gobol & Magacyadooda AKHRI

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Shaaciyey Guddiyada Ololaha doorashada ee  Gobolada Maroodi Jeex,Togdheer Awdal iyo Saaxil oo Guud ahaanba ka Kooban 98 Xubnood. Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Iyo Sadexda Xisbi Qaran oo Kala Saxeexday Xeerka Hab dhaqanka Doorashadda & Murashixiinta Buuxiyey Shuruudaha Sharcigu jideeyay

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Guddoomiyaasha saddexda xisbi qaran ee Ucid, Kulmiye iyo Waddani ayaa maanta xarrunta Komishanka ku kala saxeexday Xeerka Hab-dhaqanka Doorashada Madaxtooyada ee 2017 isla markaana waxa lagu shaaciyay Murashixiinta buuxiyay shuruudaha murashaxa iyada oo loo eegayo Qodobka 82aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland. Munaasibadan oo uu daadihinayay La-taliyaha Arrimaha…

Read More

Musharaxa Madaxweyne Xigeen Ee Xisbiga Ucid oo Ku Eedeeyay Gudoomiye Muuse Biixi inuu Xaqirsan yahay Murashaxnimadda Gobolada Bari Somaliland Ka Heleen & Nuxurka Sheeko dhex martay DAAWO

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Musharaxa Madaxweyne Xigeen Ee Xisbiga Ucid Axmed Cabdi Muuse (Abyan) ayaa Ku Eedeeyay Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi Inuu Xaqirsan Yahay Musharaxnimada Gobolada Berigu Markii Ugu horeysay Heleen Somaliland Isagoona Ka Sheekeeyay Sheekoo Dhex Martay Isaga Iyo Muuse Biixi.

Read More

Marwada Kowaad oo ku Baaqday in Hay’adaha Dakhli Soo-saarka Loo Dhiibo Haween

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Marwada kowaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde (Aamina Waris), ayaa bayaamisay in madaxweyne Axmed Siilaanyo uu mar kale ku celin doono Golaha Wakiillada dalab la xidhiidha sidii ay haweenka reer Somaliland loogu samayn lahaa kuraasi qoondo ah oo ay ku  tartamaan doorashooyinka goleyaasha degaannada iyo baarlamaanka. Marwada kowaad…

Read More

Sarkaal Madaxweyne Siilaanyo Ka Dalbaday in Laga Reebo Shaqaalaha Laga Mamnuucay Ololaha Doorashada DAAWO

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Afhayeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Mr. Cabdillaahi Ibraahin X. Xasan ayaa Madaxweynaha Somaliland ka codsaday in uu isaga ka reebo shaqaalaha Dawladda ee laga mamnuucay inay ku dhex milmaan loollanka xisbiyada qaranka xilliga uu socdo ololaha Doorashada Madaxtooyada ee dhowaan dalka ka qabsoomaysa. “Mudane Madaxweyne, waxaan si asluub…

Read More

DP World oo ka Warrantay Lacagta ku Baxaysa Adeegyo ay ka Fulinayso Somaliland

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Shirkadda DP World ee maamusha dekedda Berbera, ayaa sheegtay inay 2 Milyan oo Doolar u qoondeysay inay geliso mashaariic lagu horumarinayo adeegyada aasaasiga ah ee ka jira gobolka Saaxil iyo degaanno kale oo ka tirsan Somaliland. Siday baahisay Khamiistii  Dubai News, Shirkadda ayaa  caddaysay inay afar ceel ka qodayso  magaaladda Berbera,…

Read More

Marxuun C.raxmaan Talyanle Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Hargeysa Iyo Madaxda Qaranka Oo Ka Qayb-galay DAAWO

Hargaysa 30. September 2017 (SDN/QJ):-Alle Naxariistii Janno haka Waraabiyee, waxa Xabaalaha Naaso-hablood ee Magaalada Hargeysa lagu aasay Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle) oo ka mid ahaa Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland oo habeen Saddexaadkii ku Geeriyooday Dalka Hindiya. Marxuum Talyanle oo Meydkiisa laga soo dejiyey Madaarka Diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal, ayaa waxa Salaatu-jinaasa lagaga Tukaday Masaajidka Tabliiqiyiinta…

Read More