Nin Kabaha Ku Tola Hargaysa oo Ilaahay Hibo u Siiyey inuu Metelo Codadkii Hoboladii Cumar Dhuule Iyo Maxamed Saleebaan Tubeec DAAWO

Hargaysa 02. October 2017 (SDN/QJ):- Muuse C.laahi Faarax Waa Mid ka mid ah Xirfadlayaasha Kabaha ku tola Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxa uu la dhashay mid ka mid ah Hablihii Hobolada Waaberi Rabi u naxariistee Haboon C.laahi Waxaanu eebbe hibo u siiyey inuu isu ekaysiiyo Codadka fannaaniinta Cumar Dhuule Cali Iyo Maxamed Saleebaan Tubeec Ilaahay…

Read More

Qorshaha Difaaca Qaranka & Qiimaynta musharixiinta Madaxwayne ee Kulmiye & Waddani

Hargaysa 02. October 2017 (SDN/QJ):- Difaaca Qaranku wuxuu ka mid yahay , meelaha ugu xaasaasisan ee lagga qiimeeyo musharixiinta u tartamaysa jagada Madaxwaynaha ee wadamada aduunka , iyadoo wadan waliba qiimaynayo ku haboonaanta hogaamiyaha wadanka ee hawsha culus ee difaaca qaranka . Haddaba hadii Difaaca Qaranku yahay hawl xasaasi ah oo hortaala hogaamiye walba ,…

Read More

Xukuumadda Thailand oo Balanqaaday inay sii Wadayso Gurmad u fidinta qoomiyada Rohinga ee Myanmar

Thailand 02. October 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arimaha dibadda dalka Thailand ayaa sheegtay inay sii wadayso la socoshada xaaladda Gobolka Raakhiin isla markaasina ay Gargaar gaadhsiinayaan Dalalka Miyanmaar iyo Bangaladheesh. Bayaan ay soo saartay wasaaradda khaarajiga Thailand oo laga baahiyay Janalka Euro News ayaa lagu sheegey In Dalka Tayland ahmiyad weyn siinayo daryeelka Caafimaad iyo ilaalinta…

Read More

Boqolaal Ruux oo Dhaawacyo waaweyni ka Soo Gaadheen Kadib Aftidii Gooni isu taag ee Laga qaaday Gobolka Catalonia ee Dalka Spain

Catalonia 02. October 2017 (SDN/QJ):- Boqolaal qof ayaa lagu dhaawacay ka dib markii Booliska Spain uu xoog u adeegsaday dad cod ka dhiibayey afti madax bannaani loogu qaadayey gobolka Catalonia ee dalka Spain. Haweenayda Duqa ka ah magaalada Barcelona ayaa sheegay inuu dhaawacu cagagaynayo 460 qof, waxaanay  ku eedaysay ciidanka Booliska inay adeegsadeen xoog iyaga…

Read More

Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka oo Sheegay in Washington ay Diyaar u tahay Furdaaminta Xiisada Gacanka Kuuriya & Qodobo ay labada dal ku wada Xidhiidhi Karaan

Beijing 02. October 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi aanay diyaar u ahayn xal u helidda khilaafka ka taagaan hanashada nukliyeerka ee Kuuriyada Waqooyi inkasta oo uu Muujiyry Rajo ku saabsan dariiqo ay labada dal ku wada hadli karaan.   Xoghaye Rex Tillerson Waxaa uu saxaafadda u…

Read More

Dawlada la Aqoonsan yahay ee Yemen oo Digniin adag u dirtay Shirkadaha Shiidaalka ee Gacan saarka la leh Maleeshiyada Xuutiyiinta & Kuwa Madaxweynihii Hore Hogaamiyo

Sanca 02. October 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda la aqoonsan yahay ee Dalka yeman ayaa uga digtey shariikadaha Petroolka inay la tacaamulaan Maleeshiyaadka  Xuutiyiinta iyo kuwa Cali cabdala Saalax ee Sanca ee Dagaalka kula jira xukuumada. Ra’isal wasaaraha dalka Yeman Axmed Binu Daqar ayaa sheegay in shariikadaha tacaamulka la sameeya Maleeshiyaadkaasi xuutiyiinta iyo Kuwa cali Cabdala Saalax…

Read More

Booliska dalka Faransiiska oo sheegay In Nin ku Hubaysan Midi uu Laba Ruux Qudha ka Jaray & Ciidanka oo Toogtay

Paris 02. October 2017 (SDN/QJ):- Labada qof oo haween ahaa, ayuu ninku ku weeraray istaan tareenada laga raaco oo ku taala magaalo-xeebeeda Maarseel ee koonfurta Faransiiska. Wasiirka arrimaha gudaha Faransiiska ayaa sheegay inay markiiba ninkaasi toogasho ku dileen Booliska roodada oo goobta ka ag-dhawaa. Booliska Maarseel ayaa dadka uga digay inay u soo dhawaadaan goobta…

Read More

Waddanka Austria oo Dhaqan geliyey Sharci Haweenka Muslimiinta ah ka Mamnuucaya inay Xidhaan Xijaabka & Saraakiisha Dhinaca Dalxiiska oo Walaac ka Muujiyey Sharcigan

Austria 02. October 2017 (SDN/QJ):- Dalka Austria oo ku yaalla qaarada Yurub ayaa waxaa ka dhaqan galaya sharci ka mamnuucaya haweenka Muslimiinta ah in ay xirtaan Indho shareerka. Dumar lagu qiyaasay 150 oo kali ah ayaa la rumaysan in ay xirtaan Indho shareerka ama Niqaabka dalkaasi.   Soo saarida sharcigan cusub ayaa ku soo beegmaysa…

Read More

Xukuumada Talyaaniga oo Dalkeeda ka Saaraysa Safiirkii Kuuriyada Waqooyi u Fadhiyey Roma & Sababaha ay Go’aankan u qaateen

Roma 02. October 2017 (SDN/QJ):- Dalka talyaaniga ayaa Safiirka kuuriyada waqooyi ku war geliyey inuu isaga baxo dalka, tallaabadan oo ka dhalatay Tijaabooyinka dhinaca Gantaalaha ee  kuuriyada waqooyi samaysay. Wasiirka arimaha dibadda dalka Talyaaniga Anjiliino Al-faaro ayaa sheegay in dalkiisu go’aansaday in safiirka kuuriyada waqooyi uu ka baxo dalka. Sida la ogyahay dalka Talyaanigu waxa…

Read More

Toban Ka Mid ah Saraakiisha Ciidanka Afganistan oo Duqayn Cirka ah Lagu Khaarajiyey

Hellman 02. October 2017 (SDN/QJ):- Ugu yaraan toban sarkaal oo ka tirsan ciidanka Afgaanistaan ayaa lagu diley duqeyn cirka, iyada oo uu socday dagaal u dhexeeya ciidanka Afgaanistaan iyo jabhada Daalibaan gobolka Helman. Badhasaabka gobolka Helman Hayatullah Hayat ayaa u xaqiijiyey wakaalada wararka ee AFP, isaga oo sheegay inay baadhis xoogan socota. Wuxuu badhasaabku intaasi…

Read More

Cudurka Daacuunka oo Ka Dilaacay Jasiirada Madi Kaskar & Khasaaraha Nafeed ee uu Sababay

Hargaysa 02. October 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda Caafimaadka aduunka ee loo yaqaano WHO ayaa sheegtay in Labaatan Qof ay ilaa hadda u dhinteen afar iyo Sideetan qof oo kalena ay u jiifaan Cudurka Koleeraha oo ka dillaacay Jasiiradda Madi-kaskar. Cudurkan halista ah oo muddo afar iyo labaatan saacadood ku siman ku dila qofka haddii aanu helin…

Read More

”Somaliland Waa inay u Diyaar Garawdaa Halista kaga Imanaysa Saldhiga Mileteri ee Turkigu ka Hirgaliyey Muqdisho” Axmed Yuusuf Yaasiin

Hargaysa 01. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yasiin, ayaa ka hadlay halis Somaliland ka soo waajahsay saldhiga milatari ee dalka Turkigu uu ka samaystay shalay magaalada Muqdisho. Dowlada Turkiga ayaa xadhigga ka jartay saldhigga milateri ee ay ka hirgalisay magaalada Muqdisho. Saldhiggan ayaa waxa uu noqonaya xarunta tababar ee…

Read More

Fannaanadda Yurub Geenyo oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Caasimadda Hargaysa,Raali Gelin ay u Dirtay Shacabka Somaliland Iyo Mahadcelin ay u Jeedisay Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 01. October 2017 (SDN/QJ):-Fannaanadda caanka ah Yurub Maxamed Cabdi (Yurub Geenyo) Ayaa Maanta ku soo Laabatay Caasimadda dalka ee Hargaysa Kadib Markii ay ka soo Kicitintay Xarunta dalka Somalia ee Muqdisho. Fannaanad Yurub Geeyo ayaa raali galin u dirtay dhamaan shacbiga Somaliland, waxaanay sheegtay inaanay mar dambe dhici doonin inay ku kacdo Talaabo ka…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka,Shahaado Siinta Murashixiinta Ku Loolamaya Doorashadda Madaxtooyadda & Dardaarankii la is faray DAAWO

Hargaysa 01. October 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaaqay in Lixda Murashax ee Jagooyinka Madaxweyne Iyo Madaxweyne Ku Xigeen ee Sadexda Xisbi qaran ay Buuxiyeen Shuruudihii looga baahnaa Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen iyadoo la Gudoonsiiyey Shahaadada ay Tartanka Doorashada kaga qaybgalayaan.

Read More

Mid ka Mid ah Wargaysyada Dalka Maraykanka oo u Saadaaliyey in C.raxmaan Cirro noqon doono Madaxweynaha bedela Axmed Siilaanyo!!

Minneapolis 01. October 2017 (SDN/QJ):- Jaraa’idka la yidhaahdo The African News journal oo ah joornaal ay leeyihiin bulshada Afrikaanka ah ee ku nool magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka, ayaa saadaaliyay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ah murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani uu noqon doono madaxweyne Somaliland marka loo dareero doorashada November…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Laba Gudoomiye Xisbi oo ka qayb galay arday ka qallin Jebisay Dugsiga Tijaabada Culuunta Beeraha ee Abu Riin DAAWO

Abu-Riin 01. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka jamhuuriyadda somaliland oo ay Weheliyaan Gudoomiye ee Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid iyo Madax ka tirsan Golayaasha qaranka ayaa ka qayb galay xaflad loo sameeyay 20 arday oo Jaamacadaha dalka laga soo Xulay Isla markaana in ka badan Sanad wax ku baranayay xarunta Tijaabada Culuunta beeraha ee deegaanka…

Read More

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Ku eedeeyay Xisbiga Kulmiye inuu qaatay oo Sumal xaday Qayb ka mid ah Barnaamij Siyaasadeedka Xisbigiisa Kana Dalbaday in Kulmiye Wax uu Ku Tartamo la Shar Yimaado !!! DAAWO

Burco 01. October 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Todobaadkii tegay lagu soo bandhigay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Barnaamij Siyaasadeedka uu Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ku galayo Tartanka doorashada Madaxtooyadda ee Ku astaysan 13-ka bisha Novembar ee sannadkan. Hadaba hogaamiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ku eedeeyay Xisbiga Kulmiye inuu sumal…

Read More

Shacabka Somaliland Oo Isha Ku Haysa Kala Xulashada Iyo Falaqaynta Musharaxiinta Saddexda Xisbi Qaran Ee WADDANI KULMIYE Iyo UCID Oo 39 Cisho Kadib Tartan Ku Kala Bixi Doona!!

Hargaysa 01. October 2017 (SDN/QJ):- Iyadoo ay maalmo Sagaal iyo Sodon cisho gaadhaya inaga xigaan qansoomida tartanka Doorashada Madaxtooyadda Somaliland oo si guud dalka uga dhacaysa 13-November 2017-ka ayaa waxa si aad ah u soo kordhaya guuxa iyo xiinta bulshada dhexdeeda ka socda ee ku aadan kala xulashada cida ay Masayrkooda shanta sanno ee socda…

Read More

Siyaasiga Cabdirashid Xasan Mataan Oo Shaaciyay Hankiisa Siyaasadeed Iyo halka Uu Ku Biirayo Xiligan & Sababta Keentay Inuu Wakhti Kooban Oo Uu Siyaasada Ku jiray Ku Biiro Xisbigii Afraad DAAWO

Hargaysa 01. October 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan oo dhawaan iska casilay xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani horena u ahaa Murashax ku xigeenkii Xisbiga Ucid halka uu Salaanka Siyaasadda ka soo fuulay Xisbigii Burburay ee Udub ayaa Mar kale ka falkiyey halka uu Mustaqbalkiisa Siyaasadeed Cagaha dhigan Doono.

Read More