Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Oo Dharaaro isku Xiga Isaga Dab-qaaday Taageerada Xisbiyada KULMIYE , WADDANI & Ugu Dambayna Musharrax Faysal Cali Waraabe oo uu Ku Tilmaamay Madaxweynaha Baddalaya Siilaanyo!!
Hargaysa 25. September 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka mid ah Madax-dhaqameedka waaweyn ee Somaliland ayaa maalmo kooban gudahood waxa uu Fagaare ka muujiyey taageerada uu u hayo xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI oo uu midba mar bulshada horteeda ka sheegay sida uu u taageersan yahay kadib markii uu si cad Suldaan Maxamed muddo…
