Wasiirka Horumarinta Miyiga Iyo Deegaanka oo Degmada Yagoori ee Gobolka Sool ku Dhagax dhigtay Seere loogu talo galay Badbaadada Xoolaha DAAWO

Yagoori  27. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare & Mas’uuliyiin Wehelisa ayaa gaadhay deegaanka Degmada Yagoori ee Gobolka Sool Waxayna dhagax dhigtay Seero lagu badbaadinayo Nolosha xoolaha xiliyada ay abaaruhu dhacaan.

Read More

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Lagu Wareejiyey Nuqulo door ah oo ah Buuga Xeeladaha Dagaalka oo Ciidamadda Somaliland loogu talo galay DAAWO

Hargeysa  27. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa lagu wareejiyey Buuga  Xeeladaha dagaalka oo uu qoray Mid ka mid ah qorayaasha Somaliland isla markaana uu ugu talo galay inay ka faa’iidaystaan Askarta iyo Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland.

Read More

Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Xisbiga UCID Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Loo Magacaabay Dhaliilana U Soo Jeediyay Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani DAAWO

Hargeysa  27. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Cusub ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Cabdi Naasir Buuni ayaa Xisbigiisa uga Mahadceliyey Xilka Gudoomiye ku xigeen ee ay u doorteen Waxaa kale oo uu eedaymo u soo Jeediyey Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Dhagax Dhigay Dhismayaal lagu soo Kordhinayo Jaamacada Nugaal ee Magaaladda Laascaanood DAAWO

Laascaanood  27. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon iyo Xubno kale oo ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Dhismayaal lagu Kordhinayo Jaamacada Nugaal ee Magaaladda Laascaanood Isla markaana Kharashka Ku baxaya ay bixinayso Xukuumadda Somaliland.

Read More

Xildhibaano ka soo Wada Jeeda Mid ka Mid ah Beelaha Caasimadda oo Digniino u Diray Xisbiga Waddani!! DAAWO

Hargeysa  27. September 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha deegaanka Caasimadda hargaysa oo kulan warbaahineed qabtay ayaa u soo jeediyey Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani inuu ka dhawrsoonaado hadalada cunfiga ah ee bulshada kala faquuqaya, Halka ay sidoo kale Digniino hawada u mariyeen Madaxda sare ee xisbiga waddani.

Read More

Hay’adda Qaramada Midoobay ee Cuntada ee WFP oo Cabasho Xoogan ka Muujisay Adeegii Dekeda Berbera & Suurto galnimada inay Dekedo Kale u Wareegaan

Hargeysa  27. September 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda cuntada adduunka WFP ayaa warqad rasmi ah oo ay u dirtay wasiirka wasaaradda Qorshaynta isla markaana ay ogeysiin siisay wasiirrada maaliyadda, arrimaha dibadda iyo arrimaha gudaha waxa ay kaga cabatay adeegga  dekedda Berbera oo ay sheegtay in rogitaanka shixnaddu uu qaato waqti, taas oo marka la eego shaqada gargaarka….

Read More

Madaxweynaha Galmudug oo Xabsi Guri Geliyey Madaxweyne Ku Xigeenkiisa & Gudoomiyaha Baarlamaanka Gal Mudug Kadib Markii ay ka soo Hor jeesteen Go’aankii uu Ku taageeray Xulufada Sucuudiga & Xaalada oo Cakiran

Cadaado  27. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo Wareysi siiyay Idaacada BBC-da ayaa xaqiijiyay in xabsi guri la galiyay isaga iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey. Cali Gacal ayaa sheegay in xabsi guri la galiyay isaga iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug kadib markii ay kasoo horjeesteen go’aankii Madaxweyne Xaaf ku taageeray…

Read More

‘’Somaliland 3,000 oo qof oo Oromo ah ayay qasab uga barakicisay degaannadood isla markaana ay weli wadaan barakicinta dadka oromada ah’’ Wasiirka Warfaafinta Itoobiya

Addis Ababa 27. September 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay maamulka Soomaaliland in uu barakacin ku haya dadka Oromada ee ku dhax nool kaddib qalalaasihii ay dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay deegaanka Hawadaay. Wasiirka warfaafinta dowladda Itoobiya Negeri Lencho ayaa warbaahinta u sheegay in maamulka Soomaaliland ay ka qeyb qaateen barakicinta lagu…

Read More

Qadiyada Khilaafka Qatar Iyo Xulufada Sucuudiga oo Gil Gishay Nidaamka Federaal ee aan Caagaha adag ku taagnayn ee Somalia Iyo Maamul Goboleedyada ka farcama!! WARBIXIN

Muqdisho  27. September 2017 (SDN/QJ):- Murankii ka dhashay moowqifka dowladda federaalka ay ka qaadatay khilaafka dowladaha khaliijka iyo kan ay ka qaateen dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa cirka isku sii shareeraya, markastana waxaa kasoo kordhaya wax cusub oo arrimaha sii murjinaya. Markii hore arrinta waxa ay ku ekeyd kala aragti duwanaan oo kaliya, balse hadda waxa…

Read More

Dhacdo la Yaab leh:Sheekh Khudbadii Jimcaha intuu Joojiyey Masaajidka ka eryay Mid ka Mid ah Dadkii Dhagaysanayay!!!

Qaahira  27. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa maalmihii u dambeeyey barkulanka bulshada ee Facebook si weyn ugu dhex wareegayey Fiidyow uu nin sheikh ahi masaajid uu khudbad jimce ka akhriyeyey ka eryayo wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka masaajidka u yimid salaadda jimcaha. Sheekh Waliid Sharqaawi ayaa inta uu khudbaddiisa hakiyo waxa uu ereyo…

Read More

Macalin Jaamacadeed oo Hooyadii Kala Dedaalay Inay Dayacanto & Sida uu Quluubta Dadweynaha Caalamka u Soo Jiitay!!

China  27. September 2017 (SDN/QJ):- Bare wax ka dhiga jaamacad ku taala dalka Shiinaha, ayaa hooyadii oo waayeel ah, isla-markaasna xanuunsanaysa u kaxeeya fasalkii uu casharrada ka bixinayo, kadib markii uu waayay qof uu kaga sii tago. Macalinkan oo lagu magacaabo Hu Ming oo ku nool koonfur galbeed gobolka Guizhou ee dalka Shiinaha ayaa si…

Read More

Ma la Socotaa in Macaanada Sonkor la Moodka ahi ay kordhiyaan Miisaanka Qofka?

Canada 27. September 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Kanada ayaa ka digtay in isticmaalka muddada dheer ah ee sonkorta samayska ah ama sankor la moodka ahi ay kordhiso buurnimada iyo cudurrada ay ka mid yihiin, macaanka, dhiigkarka iyo wadne xanuunka. Daraasad ay sameeyeen cilmibaadheyaal ka tirsan kuliyadda caafimaadka ee jaamacadda Manitoba ee dalka Kanada,…

Read More

Inta uu Xaday ayuu hadana uga Tagay Qoraal ka farxiyey!!

Hargeysa  27. September 2017 (SDN/QJ):- Muddo yar ayaa ka soo wareegtay arooskooda lamaanhan keligood degan guriga, gaadhigooda oo guriga ay hor dhigteen ayaa laga xaday. Iyagoo raadintiisa ku jira ayaa maalintii labaad tuugii xaday isago soo nadiifiyay oo maydhay uu soo dhigay isla guriga hortiisa. Ninkii Markii uu gaadhiga furay wuxu ka helay warqad qoraal…

Read More

Xoghayihii Hore ee Qaramadda Midoobay oo Shiinaha ka Dalbaday inuu Talaabo Dublamaasiyadeed u qaado dejinta Xiisada Colaadeed ee Gacanka Kuuriya

China  27. September 2017 (SDN/QJ):- Xoghayihii hore ee Qaramada midoobay Mr: Baankii Moon, oo ku sugan caasimada kuuriyada koonfureed ee Siyool ayaa ugu baaqay dawlada Shinaha in waqtigan  looga baahan yahay in ay dadaal xoogan u gasho sidii loo dajin lahaa xaalada colaadeed ee ka jirta gacanka kuuriya, isagoo tilmaamay in arintu marayso meel halis…

Read More

Muxuu Xildhibaan Naasir X.Cali Shire ku Sababeeyay ka Tegistiisa Xisbiga Waddani Iyo Ku Biiristiisa Xisbiga Kulmiye? DAAWO

Hargaysa 26. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo ka mid ah Golaha Wakiiladda Isla markaana ka Tirsanaa Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta sheegay inuu ka baxayo Xisbigaas una wareegayo Xisbiga Kulmiye oo uu xusay inuu u arko ka Somaliland ka saaraya Xaalada ay haatan ku sugan Tahay.

Read More

“Madaxweyne Ruug-caddaa ah ayaa Saaxadda ka baxayee, Wax ka Nixiya ha laga ilaaliyo doorashada..” Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargeysa  26. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga UCID ahna Musharraxa Madaxweynaha Xisbigaas Faysal Cali Waraabe, ayaa soo jeediyey in la ilaaliyo nabadgelyada guud iyo sumcadda doorashada iyo weliba ta Madaxweyne Siilaanyo oo cidda ku guulaysata doorashada ku wareejin doona, siyaasaddana faraha kala bixi doono, kaas oo uugu yeedhey in wax ka nixiya iyo wax sumcad-xumo…

Read More

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo uu Weheliyo Madaxweyne Dal aan Weli la Aqoonsan oo Booqday Magaaladda Berbera DAAWO

Berbera 26. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Madax wehelisa ayaa Kormeer ku saabsan qaabka uu u shaqeeyo Mashruuca Maamul daadejinta dawladaha hoose waxa uu ku tegay Magaaladda Berbera isagoo Kulan la qaatay Madaxda Gobolka Saaxil ka degmada Berbera iyo Hawl wadeenada Dawladda hoose ee Berbera.

Read More

Wakaaladda Biyaha ee Hargaysa oo Qiimaha Biyaha Sicir Gaar Ah u Jartay Iyo Lambarro Loo Sameeyay Biyooleyaasha Caasimaadda DAAWO

Hargeysa  26. September 2017 (SDN/QJ):-  Wakaaladda Biyaha Hargeysa, ayaa Gaadiidka Biyaha ee loo yaqaanno DAMEER-QADIYAHA u samaysay Lambaro ama Taariko u gaar ah isla-markaana diwaangelisay. Sidaana waxa Shaaciyey Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Mr. Maxamed Cali Daarood oo Shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, waxaanu sheegay in Sababta Taarikadan loogu sameeyay tahay in lagula socdo Gaadiidkaasi…

Read More

‘’Hadii aad I Doorataan Gobolnimada Gebilay Gacantayda ayay Ku Jirtaa Rag ayaa Waxay lahaayeen Axsaabta kale Waa ku Marti Gobolkan Waxaanse ku Dhaaranayaa in aanan Gobolka Gebilay Marti ku ahayn Waxaan Ku dhaaranayaa in …..’’ C.raxmaan Cirro DAAWO

Gebilay 26. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaaladda Gebilay ee Xarunta Gobolkaasi.

Read More