Somaliland & 13 November: Doorasho Ama Dooriso Faalo Qallinkii Muuse Jaambiir!!!

Hargaysa 23. September 2017 (SDN/QJ):-Somaliland haatan waa 26 jir, aqoonsi la’aanta ka sokow, miisaankeedu dheelli ku qaan gaadhay. Wax wada lahaansho dhab ah iyo cadaalad loo siman yahay oo qofba quruskiisa ka siisa waxa la wada leeyahay, waxay weli ka dhigan tahay su’aal aan jawaabteedii la helin, balse  baadidoonkeeda lagu jiro oo aan laga quusan…

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uu Shalay Guddoomiyaha UCID U Soo Jeediyey DAAWO

Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali-Mareexaan), ayaa ka jawaabay eedaymo uu Shalay u soo jeediyey Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha UCID oo Shalay hadal ka jeediyey Munaasibad loo qabtay Arday ka qallin-jebiyey Jaamacadda Hargeysa, ayaa sheegay in mar uu Boorama booqday ay…

Read More

Wargeyska Daily Nation oo ka Warbixiyay Suuq Xaami ah oo Ganacsatada Jaadka Kenya ka Heshay Somaliland

Nairobi 21. September 2017 (SDN/QJ):- Ganacsatada Jaadka ee Kenya, ayaa lacag ka helay Somaliland oo ay ka dhacday Jaad yaraan ay sababtay rebshadihii u dhexeeyay degaannada Soomaalida iyo Oromada ee waddanka Itoobiya oo xanibtay Jaadkii uga iman jiray Itoobiya. Sida uu daabacay shalay Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa Nairobi, waxaana warkan soo turjumay…

Read More

Cabdilaahi Jawaan oo Talooyin Maangal ah Siiyay Komiishanka Doorashooyinka Somaliland kana hadlay Talaabooyin ay ku anshax mariyeen Madaxweynihii Hore ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- La taliyihii hore ee Madaxweyne Siilaanyo isla markaana ahaa Gudoomiyihii Guddidii ugu horaysay ee doorashooyinka Somaliland C.laahi X.Cumar Jawaan ayaa ka hadlay Waajibaadka dal iyo dadba taabanaya ee hor yaala Komiishanka haatan ee doorashooyinka Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=Odb8bWYz3TA

Read More

‘’Maamulkii Jaamacada Hargaysa ee Kan ka Horeeyay Marbay ardayda Reer Reer u Kala saari gaadheen Marbuu Sheekh Aadan Siiro Damcay inuu Reerkiisa kala baxo’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay qallin jebin loo sameeyay dufcadii 14aad ee Ka baxda Jaamacadda Hargaysa ayaa sheegay in Xukuumadda talada haysaa ay boob ku hayso dhulkii Jaamacada hargaysa. https://www.youtube.com/watch?v=35Oj-81EwbM

Read More

“Waxa Aynu Doonaynaa Guusha Aynu Jecelnahay, Waxaanna Guusha Gaadha Oo Dhaliya Kuwa Isku Diyaariya..” Hogaamiyaha Xisbiga Waddani

Burco 21. September 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Xirsi Cali X. Xasan, ayaa ugu baaqay taageerasha xisbiga WADDANI inay dedaal iyo tacab badan u galaan sidii ay ugu guulaysan lahaayeen doorashada Madaxtooyada ee u muddaysan inay qabsoonto 13 November 2017 oo ay ka hadhsan yihiin  53 maalmood oo qudha, haddii ALLE…

Read More

Prof Axmed Ismaaciil Samatar,Xumada Doorashada Madaxtooyadda Somalilad & Xamaasada Xisbiga uu ka Tirsan yahay ee Kulmiye DAAWO

Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- Wareysi aad u xiiso badan oo lala yeeshay Aqoonyahanka weyn ee u dhashay dalka Jamhuuriyadda Somaliland Prof. Axmed Ismaaciil Samater. Waxaad ka heli doontaa su,aalo iyo jawaabo aad u xiiso badan, oo saabsan doorashooyinka Madaxtooyada ee ka dhici doonta Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan xisbiga KULMIYE ee uu ka tirsanyahay iyo…

Read More

Suuqa uu Somaliland ka Helay Jaadka laga beero Gudaha dalka,Dhaqaalaha Dalka galay & Dareenka Beeralayda DAAWO

Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- Tan iyo Markii uu istaagay todobaadkii hore Jaadkii ka iman Jiray Dalka Itoobiya ee la keeni Jiray Somaliland waxaa Suuq fiican helay Jaadka laga beero gudaha Somaliland oo markii hore Muqayiliintu aanay cuni jirin kana door bidi jireen ka Itoobiya. Waxaa hubanti ah in lacag badan oo adag oo Somaliland…

Read More

‘’Afartii Jab’hada ugu hortalaabay baan ka mid ahayo Weliba Keligay baa ka nool Gurina layma Dhisin Laakiin Cirro & Faysal…’’ Maxamed Kaahin DAAWO

Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay inuu ka mid ahaa afartii qof ee ugu hor talaabay kuna biiray halgankii hubaysnaa ee SNM isla markaana aan Wax Guri ah loo Dhisin.

Read More

Maamulka Gobolka Daad Madheedh oo Baa’biyey Deegaamayn Cusub oo Gobolkaasi laga sameeyay DAAWO

Oodweyne 21. September 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Daad Madheedh Axmed Diiriye Cabdilaahi isla markaana ay qayb ka ahaayeen Isuduwaha wasaaradda deegaanka,Taliyaha Qaybta Booliska & Madax dhaqameed ka tirsan Gobolkaasi ayaa si rasmi ah u joojiyey Deegaamayn cusub oo laga waday meel u dhow deegaanka Cali Cawad.

Read More

HARGAYSA ‘’Indho La’aan Iyo Gacmo La’aan’’ Waa Wiil Dhalinyaro Ah Oo Noloshiisa Lasoo Kifaaxay Xaalado Adag Oo Midiba Mid Kadarantahay Caruurnimadiisii Oo Uu La Kowsaday DAAWO

Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- C.laahi Maxamed Ducaale waa 27 Jir waa Wiil Dhalinyaro Ah Oo Noloshiisa Lasoo Kifaaxay Xaalado Adag Oo Midiba Mid Kadarantahay Caruurnimadiisii Oo Uu La Kowsaday Agoonimo,rajanimo,labadiisa gacmood oo miino jartay,labadisa indhood oo uu waayay aragooda,balsee jaamacad dhameeyay tii labaadna wada Siday Se Ugu Suuro Gashay?

Read More

Wiilal & Gabdho Burco Iyo Hargeysa Ka Tagay, Oo La Qab-qabtay Iyagoo Doonaya Inay Berbera Ka Tahriibaan Iyo Nooca Gaadiid ee ay Ku Safrayeen!!

Berbera 21. September 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada Booliska Gobolka Saaxil, ayaa Hawl-gal ballaadhan oo ay ka sameeyeen Magaalada Berbera waxay ku soo qab-qabteen Dhowr iyo Labaatan Tahriibayaal Reer Somaliland ah, kuwaasi oo lagu Hayey Guryo halkaasi ku yaalla, lana doonayey in Doonyo laga saaro Xeebta Berbera. Tahriibayaashan oo ay ku jireen illaa 8 Hablood oo aad…

Read More

Dawladda Soomaaliya Oo Qalabka Saadaasha Hawada Rakibtay Iyo Aamusnaanta Somaliland!!

Muqdisho 21. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa Xadhigga ka jaray isticmaalka qeyb kamid ah qalabkii loogu talagalay in lagula socdo saadaasha hawada, taasi oo qayb ka ah Qalab lagu Maamulayo Hawada Dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto. Munaasabadda xadhigga lagaga jarayay qeybtan cusub…

Read More

Labada Xisbi Mucaarid ee Somaliland oo Sheegay in aanay Saxeexayn Labada Xeer ee Anshaxa Doorashada iyo Ka Saxaafada & Talooyin adag oo ay Komiishanka u Gudbiyeen

Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin u hadlay labada Xisbi Mucaarid ayaa sheegay in aanay Saxeexayn Xeerka Saxaafada iyo Xeerkii Anshaxa doorashada oo dhawaan la rabo in la Saxeexo Waxayna xuseen in Labadaas Xeer Wixii ka dhinaa ay ku dareen hasa yeeshee diidan yahay sida ay yidhaahdeen Wixii talooyin ah ee ay ku darnay iyagoo…

Read More

Wefti Isugu Jira Madaxda Ismaamuulka Dawlad Deegaanka Qowmiyadda Oromiya Iyo Suldaanka Guud Ee Oromada Oo Kusoo Wajahan Somaliland Iyo Ujeedada Socdaalkooda

Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- Wefti ballaadhan oo isugu jira Madaxda Is-maamulka Oromada iyo salaadiin uu kamid yahay Suldaanka Guud ee qowmiyada oromada ayaa ku soo wajahan caasimadda Somaliland ee Hargeysa waxaanu socdaalkoodani noqonaaya kii ugu horreeyay ee madaxda Is-maamulka Oromadu ku yimaddaan Somaliland, waxaana ujeedada socdaalkani daaran yahay dejinta colaadaha ka dhex qarxay dadka…

Read More

Maraykanka Oo War Ka Soo Saaray Colaadda Soomaalida Iyo Oromada Itoobiya Ee Dadka Badan Ku Dhinteen

Washington 21. September 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Mareykanka ayaa u sheegtay Itoobiya in ay baadho 55 qof oo la sheegay in ay ku dhinteen dagaal qowmiyadeed ka dhacay Bariga dalkaasi Toddobaadkii hore. Ugu yaraan 50 kun oo kale ayaa barakacay tan iyo markii dagaalka uu ka dhacay xuduudda gobollada Soomaalida iyo Oromada ee Itoobiya. War qoraal…

Read More

Hogaamiyaha Mayalka Adag Ee Woqooyiga Kuuriya Kim Jong-Un Iyo Kooxda Uu Taageero ee Kubada Cagta Qaarada Yurub!!

London 21. September 2017 (SDN/QJ):- Inkasta oo dunidu mar kasta oo ay magaciisa maqasho markaaba soo xasuusato xukunkiisa mayalka adag iyo dadaalka uu ugu jiro awoodda Nukliyeerka oo dunida kaga jaqaaq siiyey taasina keentay in ay quwadaha waaweyni fadhiga xammili waayaan haddana waa kan Kim Jong-Un, Madaxweynaha da’da yar ee waddanka Woqooyiga Kuuriya oo la…

Read More

Duufaantii Harvey ee Maraykanka ku dhufatay oo Bannaanka Keentay Noole la aqoonsan waayay

Texas 21. September 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska The Sun ee ka soo baxa carriga Ingiriiska ayaa sheegay in saynisyahanno u dhashay Maraykanku ay heleen xayawaan aad u weyn, muuqaal cabsi abuurayana leh oo isaga oo bakhti ah yaalla badda xeeligeeda, magaalada Texas ee dalka Maraykanka. Xayawaankan oo sida muuqata ay bannaanka badda u soo tuurtay duufaantii…

Read More