Socdaalkii Kowaad ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ku Tago Dhulka Falastiiniyiinta

Qaza 31. August 2017 (SDN/QJ):-Xoghaya Qaramada midoobay Mr: Anteeniyo Guteeras, ayaa markii u horeysay booqday dhulka Falastiinta iyo Israa’iil, isagoo ku taliyey in xalku ku jiro in la helo dawlada Falastiin ah oo ka barbar jirta dawlada Israa’iil. Hase yeeshee, ra’iisal wasaaraha Israa’iil  Mr: Nataniyaahu ayaa u sheegay Mr: Guteeras, in  hay’ada Qaramada midoobay u…

Read More

Somaliland: Fasaxa Ciidda Ee Shaqaalaha Dawladda Oo La Shaaciyey DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed (Geelle) ayaa Maanta Shaaciyey Fasaxa Shaqaalaha Dawladda ee Maalmaha Ciidda Carrafo. Guddoomiye Sharmaarke oo Maanta ka hadlayey Munaasibad uu Shaqaale Tababbar ugu soo xidhay, ayaa sheegay in Fasaxa Shaqaalaha Dawladda ee Ciiddu ka bilaabmi doono Maalinta Jimcaha oo ah Maalinta koowaad ee Ciidda…

Read More

Xiisaha Ku Lamaan Falanqaynta Buugii Wartabineed ee Dhacdooyinkii Dagaal ee Dalka Ciraaq ee uu Soo Saaray Weriye Raage Oomaar iyo Waxyaabaha uu Ka Xasuusto Madaxweynihii Ciraaq ee La Daldalay Saadaam Xuseen DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Waxa uu Weriye Raage Oomaar Ku soo Shaac baxay Tebintii Wararka ee Markii uu Socday Dagaalkii Xulufada uu hogaamiyo Maraykanku ku qaadeen Dalka Ciraaq si ay Xukunka uga ridaan Madaxweynihii Xiligaas ee Dalka Ciraaq Sadaam Xuseen. Weriye Raage Oomaar Markii uu Socday Dagaalkii Ciraaq Waxa uu ahaa Weriyihii Telefishanka BBC-da…

Read More

‘’Isma Qabanayaan Dhul ayaad Faragelisay iyo Gobolkii aad u Xilsaarnayd Ma Tagtid,Khilaafka Aniga Iyo Madaxweyne Ku Xigeenku ma aha Mid Hada Bilowday’’ Gudoomiyihii Gobolka Awdal oo ka hadlay Shaqo Joojinta uu ku soo Rogay Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Badhasaabka gobolka Awdal mudane Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa ka hadlay shaqa joojinta uu ku sameeyay madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici. Waxaanu gudoomiye Mustafe sheegay in uu xaq uu leeyahay in uu shaqada ka joojin karo balse taasi ay caddaan doonto marka uu soo noqdo…

Read More

Maayarka Magaaladda Berbera oo Xalaalaystay inuu u Ololeeyo Xisbiga Kulmiye Xili aanu dhamaysan Mudo Xileedkiisii & Baahi uu Qirtay inay Berbera ka taagan tahay DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Maayarka Magaaladda Berbera Cabdi Shakuur Maxamud Cidin ayaa sheegay inuu xaq u leeyahay inuu u ololeeyo Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye isagoo Mansabka uu ku fadhiyo ee Maayarka berbera uu kaga soo baxay Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid.

Read More

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Hakiyay Guddi Hawleedkii Liiskoodu Soo Baxay Ee Murrashax Cirro Magacaabay

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa hakiyay liiska guddiyo Xisbigu magacaabay dhawaan kuwaas oo la shaaciyay magacyada guddiyadaasi iyo shaqooyinka ay qaban doonaan. War-saxafadeed uu ku saxeexanyahay Guddoomiyaha ku-meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde ayaa lagu hakiyay liiska guddiyadaas, kaas oo u dhignaa sidan. Ku; Dhammaan Xubnaha…

Read More

Xildhibaan Nac-Nac:Rafiiqii Kowaad ee Madaxweyne Siilaanyo u Raacay Socdaalka uu Ku Joogo Imaaraadka oo Hargaysa ku soo Laabtay Kana Hadlay Xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha Iyo Muranka ay Warbaahinta isu Mariyaan Wasiiradda Xukuumaddu DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Golaha Wakiiladda isla markaana ahaa Mas’uulkii keliya ee wehelinayay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Safarka Caafimaad ku tegay Dalka Imaaraadka ayaa ka hadlay Xaalada madaxweynuhu ku sugan yahay maadaama lagu sameeyay Qalliin.

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Awdal Oo Ka Waramay Sababta Keentay In Shaqada Laga Joojiyo Gudoomiyah Gobolka Awdal ee isaga Xilka loogu Igmaday DAAWO

Boorama 30. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Habeen hore waxa uu Shaqo ka Joojin ku sameeyay Gudoomiyihii Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise ‘’Mustafe Shiine’’ kadib markii uu ku eedeeyay arrimo ku saaban faro gelin Dhulka Boorama,iyo in aanu ka xaadirin Deegaanka uu Gudoomiyaha ka yahay. Waxa…

Read More

Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha oo Lagu Wareejiyey 37 Kun oo Dollar kana Hadlay Sida ay u Xafideen Qaadhaankii Lacageed ee Gacantooda Galay DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Guddida Ka soo Kabashada Abaarihii dalka Soo Maray ayaa Qaadhaan Lacageed oo dhan 37 Kun oo Dollar ka Gudoomay Gobolka Gebilay iyo Hay’adaha FAO Iyo Care International. Sheikh Maxamed Cali Geedi oo Xubin ka ah Guddidan ayaa sheegay in amaanada loo dhiibay ee lacageed ay si adag u xafideen isla…

Read More

Mas’uuliyiinta Khaatumo Oo Beeniyay In Cali Khaliif Ka Biya-diiday Shirkii Wada Hadalada Ee Somaliland Iyo Khatumo DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamuud Axmed Yaasin kana mida xildhibaanada maamulka Khaatumo ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in Cali Khaliif Galeydh uu ka baxay shirkii wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo, ee ka socday Hutel Safari ee magaalada Hargeysa. https://www.youtube.com/watch?v=NDIAQfRtmq0&feature=youtu.be

Read More

Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin Oo Gudoomiye Muuse Biixi Ku Eedeeyay Saamigii Beeshiisa Oo Uu Duudsiyay Iyo Beesha Oo Talo Isugu Noqondoona DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland isla markaana axadii u Tartamay Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda balse Codkiisa oo Qudha ka helay Fadhigaasi ayaa eedayn u soo Jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay…

Read More

Xabaalo Ku Yaala Magaaladda Berbera oo La Qoday Lafihii oo Bannaanka loo soo saaray Kadib Markii Goobtaas la Siiyay Mid ka mid ah Ganacsatada Somaliland & Dareenka Bulshada DAAWO

Berbera 30. August 2017 (SDN/QJ):- Waxay ahayd dhacdo ku cusub magaalo xeebeedka berbera in la soo faqo Bogcad ay ku aasan yihiin Mayti isla markaana dibada loo soo saaro Lafihii Waxayna arrintani ka danbaysay kadib markii Dhulka Xabaaluhu ku yaalaan la siiyay mid ka mid ah ganacsatada gobolka.

Read More

Wasiirka arrimaha gudaha somaliya oo sheegay in anu shaqadiisa cidna uga fasax qadanayan, Isla Markaana Buriyey Wareegtadii Raysal Wasaaraha Somalia  DAAWO

Muqdisho 30. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dawlada federaalka Somalia Cabdi Faarax Juxa ayaa cadeeyay in Waajibaadka loo igmaday aanu cidna u daba fadhiisanayn isagoo Khilaafay amar ka soo baxay Raysal wasaare ku xigeenka Somalia oo xubnaha golaha wasiirada u soo Jeediyey in marka ay qabanayaan Shirar Saxaafadeed ay la socodsiiyaan Xafiiska Raysal…

Read More

Dhibaatooyinka Dhinaca Waxbarashada Ka Haysta Ardayda Araga Naafada ka ah ee Ku nool Somaliland & Ardaygii Kaalinta Kowaad ka Galay Tartankii Qur’aanka Iyo Axaadiista Gobolada Somaliland oo si Yaab leh uga Hadlay DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Cabdifataax Xasan Cabdi waa wiil 17jir araga naafo ka ah oo kunool magaalada Hargeysa, waxaana uu waxbarashada ka gaadhay heer dugsi hoose dhexe hase ahaatee ma aanu helin halkii uu uga sii gudbi lahaa dugsiga hoose dhexe maadaama aanay Somaliland ka jirin dugsiyo sare iyo jaamacado loogu talo galay ardayda…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco ‘’Waayuhu Waa Macallin’’ DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

Hargaysa:Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka oo ka Hadlay qaabka loo hagi doono doodo ay u qabanayaan murrashaxiinta xisbiyada qaranka ka hor doorashada Madaxtooyada

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka Somaliland, ayaa shaacisay inay qaban doonto doodo dhexmaraya murrashaxiinta saddexda xisbi qaran ee u tartamaya jagada Madaxweynenimada Somaliland. Guddoomiyaha Fulinta ee Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka Mr. Maxamed Faarax Xirsi oo saxaafadda kula hadlay xaruntooda caasimadda Hargeysa shalay, waxa uu caddeeyey in doodaha saddexda xisbi qaran la…

Read More

Xeel Dheere Lafo Gur Ku sameeyay Hodantinimada Luuqada Soomaaliga Iyo Sababaha Dhimaalka Ku Keenay Xiligan

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Prof Maxamed Xaaji Xuseen Raabi waa mid ka mid ah aqoon yahanada u dhashay Somaliland isla markaana jaamacadaha dalka ka dhiga Luuqada soomaaliga iyadoo la eegayo naxwihiisa iyo qaab dhismeedkiisa isagoo buugaag badan ka qoray hodan-tinimada af soomaaliga,Waxa kale oo Prof Maxamed Xaaji Xuseen uu Jaamacado dalka dibadiisa ah ka…

Read More

‘’Anigu ma odhan karo weerar ee niman cidla ka hanjabayey ayey ahaayeen, ninkii telefishanka ka hanjabayeyna iminka wuu xidhan yahay’’ Gudoomiye Ramaax

Burco 30. August 2017 (SDN/QJ):- Badhasaabka Gobolka Togdheer ee Somaliland Md. Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa u jawaabay xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka magaalada Boorama ee xarunta Gobolka iyo xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo labaduba hore u eedeeyey. Guddoomiye Ramaax oo daba socday hadal ay warbaahinta siiyeen xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka Boorama ee…

Read More