Xukuumadda Somaliland oo Beenisay in Maamulka Hawada loo Wareejin Doono Muqdisho iyo Wada Hadalka Maamulka Hawada Somalia oo Dib u Bilaabmaya Bisha Sagaalaad ee soo Socota,Muxuu Yahay Shardiga S.land?
Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada Duulista hawada Somaliland ayaa waxba jiraan ku tilmaantay Warar sheegaya in dawlada Somalia ee aynu deriska nahay lagu wareejinayo maamulka hawada ee wixii la isku odhan jiray Somalia. Afhayeenka wasaaradda duulista Somaliland Ismaaciil Cali Axmed ayaa sheegay in labada dal ee Somaliland iyo Somalia uu hore u dhexmaray heshiis…
