Murrashax Muuse Biixi oo Kulan Taageero iyo Su’aalo ah La Yeeshay Ku Dhawaad 100 Haween Aqoonyahan ah
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo nuxurkiisu ahaa is-xogwaraysi iyo is-fahamsiinta qorsheyaasha iyo himilooyinka fog iyo kuwa dhaw ee xisbiga KULMIYE la qaatay haween aqoonyahan ah oo dalka iyo dibaddaba wax kusoo bartay, isla markaana aqoontoodu gaadhsiisan tahay shahaadada labaad ee aqoonta…
