Murrashaxa KULMIYE oo Gudaha Suuqa Hargeysa Socod Lug Ah Kusoo Maray, Shacabkana la Sheekaystay iyo Dareenka Bulshada DAAWO
Hargaysa 24. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer indho indhayn oo xaaladda shacabka ugu kuurgelayo kusoo maray kusoo maray suuqyada waaweyn ee caasimadda Hargeysa gelinkii hore ee maanta, isla markaana la shaaheeyey dadweyne ku sugnaa meheradaha ganacsiga ee badhtamaha suuqa. Murrashax Muuse Biixi oo…
