“Qof kasta Maxkamada Sare Wuu Ka Walaacsan Yahay, Oo Wuxuu Is Leeyahay Waxba Soo Saari Mayso, Wakhtiyadan Dambe Iyo Siday Ku Socoto Waynu Aragnaa’’ Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good
Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good, oo ka tirsan Golaha Wakiilada, kana mid ah Xildhibaanadii u coddeeyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle, ayaa ka hadlay Xildhibaanada iska casilay Golaha dhexe iyo xubinimada Xisbiga Kulmiye ee ay ka soo wada jeedaan gobalka Awdal iyo xisbiga KULMIYE, waxaanu sheegay inuu xildhibaanada is casilay ku taageersanyahay…
