Nin U Dalxiis Tagey Dalka Masar Oo Qudha Ka Jaray Maamulihii Hudheelkii Uu Ku Degay !
Qaahira 15. August 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arrimaha debada ee Dalka Italy ayaa xaqiijisay inay daba taagan tahay nin u dhashay dalka Talyaaniga oo u dalxiis tagay Dalka Masar isla markaasina qudha ka jaray ninkii haystay hudheelkii uu ku degay, kaasi oo ahaa muwaadin u dhashay Dalka Masar. Telefishanka Dalka Italy ayaa waxa uu shaaciyay…
