Somaliland oo ka hadashay heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya
Hargeysa (QJ) – Somaliland ayaa ka hadashay heshiiskii Ankara ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, kaasoo u muuqda inuu meesha ka saaray heshiiskii ay horay u wada gaareen Muuse Biixi iyo Abiy Axmed. Afhayeenka Xisbiga Waddani, Maxamed Faarax Cabdi, ayaa ka hadlay aragtida Xisbigooda ee ku aadan heshiiskii Ankara ku dhexmaray Madaxweynaha Dowladda…
