Al Shabaab oo weeraray ciidamo Kiinyan ah Lamu
Lamu (QJ) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo ciidamada Kenya lagula eegtay deegaan ku dhow degmada Lamu ee gobolka xeebta dalka Kenya. Qaraxa oo ka dhashay Miino dhulka lagu aasay ayaa haleelay gaari ay la socdeen Askar Kenyan ah oo marayay deegaanka Kaambooni, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho…
