Burcadbadeed hubeysan oo qaafaashay markab kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha
Bossaaso December 06, 2024(QJ) Burcadbadeed hubeysan ayaa gacanta ku dhigay markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha, waxaana saarnaa 18-shaqaale ah, sida ay xaqiijiyeen ciidamada badda Midowga Yurub ee EUNAVFOR. Afduubka markabkan ayaa ka dhacay xeebaha waqooyi bari ee Puntland, taasoo muujineysa in ay dib u soo cusboonaatay dhaq dhaqaaqyada burcad badeeda ee xeebaha Puntland….
