Mareykanka oo xaqiijiyay dilka hogaamiye AS ka tirsanaa
Jabuuti (QJ) – Milatariga Mareykanka ayaa Khamiistii shaaciyay in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Koonfurta Soomaaliya ay ku dileen labo xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab oo uu ku jiro taliye sare. Duqayntan oo ay iska kaashadeen dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayaa lagu beegsaday deegaan Koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Kuunyow Barrow Talaadadii, sida uu sheegay taliska…
