Itoobiya oo ka hadashay ciidamada ka jooga Soomaaliya
Addis Ababa December 06, 2024(QJ) – Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, Nebiat Getachew, ayaa soo dhaweeyay wada hadal lagu xalinayo khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya. Nebiat Getachew ayaa taageeray qorshaha Kenya iyo Uganda ay ku dhexdhexaadinayaan muranka badda ee u dhaxeeya Itoobiya, Soomaaliya iyo Somaliland. Mar wax laga weydiiyay go’aanka dowladda Soomaaliya ay kaga saartay ciidamada…
