Hadalkii Sh. Nuur Baaruud Oo Xiisad Kulul Dhaliyey & RW khayre Oo Looga Yeeray Kulan Arintaas Looga Hadlayo!!
Muqdisho 14. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ka socda kulan ay isugu yimaadeen guddiyada joogtada ah iyo gudoonka baarlamanka Somalia. Kulankan oo ah mid xasaasi ah oo albaabada loo laabay ayaa waxaa looga yeeray kana qeyb galaya Raisul wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre, waxaana looga hadlayaa arrimo la xiriira kacdoon…
