Wiil uu Dhalay Madaxweyne Trump oo Kashifay Xag Kaabaysa Baadhista lagu wado Aabbihii ee Xidhiidhkii Ruushka
Washington 13. July 2017 (SDN/QJ):-Wiilka uu dhalay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ee ah Curadka Carruurtiisa, ayaa loo sheegay in xogta ku aaddan Hillary Clinton ee ay u gudbisay Gabadha Qareenka ah, ay qeyb ka ahayd dedaal ay dawladda Ruushka ku caawinaysay ololaha doorashada ee Aabbihii, sida baahiyey Wargeyska New York Times. Rob Goldstone, oo soo qaban…
