Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Mr Khayre oo Sheegay in Shirka Golaha Wasiirrada Toddobaadkan In Beri lagu qabanayo Kismaayo & Waxa Sababay!

Muqdisho 12. July 2017 (SDN/QJ):- Raysal-wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa shaaciyey in markii u horreysay Shirka Golaha Wasiirrada ee Khamiista toddobaadkan lagu qaban doono meel ka baxsan Xarunta Villa Soomaaliya ee Caasimadda Muqdisho, isla markaana ay ku shiri doonaan magaalada Kismaayo ee xarunta Maamul-goboleedka Jubaland. Waxa uu Raysal-wasaare Khayre oo…

Read More

Fadeexad La Xidhiidhta Doorashadii Maraykanka Oo Ku Soo Baxday Wiil Uu Dhalay Madaxweyne Trump DAAWO

Washington 12. July 2017 (SDN/QJ):- Wiil uu dhalay madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sannadkii la kulmay qareen Ruush ah oo xiriir la leh Aqalka Kremlin-ka, ka dib markii loo balan qaaday in la siin doono xog dhaawac gaarsiinaysa Hillary Clinton. Sida uu qoray Wargeyska New York Times Donald Trump Jr ayaa sheegay inuu la kulmay…

Read More

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka oo Yididiilo Fiican ka Muujiyey Xal Siyaasi ah oo Lagu Furdaamiyo Xiisada Khaliijka Kana Dhawaajiyey in Xogihii Sirdoon ee Saxaafada lagu Faafiyey ay Khatar Keeni karto!!

Doha 12. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arimaha dibada ee Dalka Maraykanka Rex Tellerson ayaa rajo ka muujiyey xal laga gaadho xiisada dalalka khaliijka ee isa soo taraysa, waxana uu hadalkaa ka sheegay booqashadiisa uu Shalay  galab Ku Tegay Dalka Qatar. Mr Tellerson waxa uu shegay inay weli furan tahay fursada lagu furi karo wadahadal  inkastoo…

Read More

Waddamada Ingiriiska,Kuwait Iyo Maraykanka oo Cod dheer ugu Baaqay Dalalka Khaliijku inay Miiska Wada hadalka isugu Yimaadaan

London 12. July 2017 (SDN/QJ):- Dawladaha Ingiriiska, Kuweyt, iyo maraykanka ayaa soo saaray baaq wada jir ah oo ay kaga dalbanayaan dawladaha Sacuudigu hormuudka ka yahay iyo xukuumada Qatar in ay khilafaadka ka dhex aloosmay ku dhameeyaan wado hadal diblomaasiyadeed. Baaqani waxa uu ka dambeeyey markii wasiirada arrimaha dibada ee maraykanka iyo Ingiriisku bilaabeen dhex…

Read More

Xukuumadda Maraykanka oo Mugdi Gelisay Warar Sheegaya in la Dilay Hogaamiyihii Ururka Isis Al Baqdaadi

Washington 12. July 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Maraykanka ayaa  shaki gelisay wararka ku saabsan in la dilay Hogaamiyahii Ururka Daacish Abubakar Al-Baqdaadi. Wakaalada wararka Turkiga ee Anadol oo soo xiganaysay afhayeen u hadlay aqalka cad ee Dalka  Maraykanka  ayaa waxa ay baahisay in Maraykanku xaqiijin waayeen wararka sheegaya in la dilay Abubakar al-baqdaadi, waxana ay ka…

Read More

Wasiir Ka Tirsan Dowlada Turkiga Oo Laga Hor Joogsaday Inuu Galo Dal Ka Tirsan Qaarada Yurub

Austria 12. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Austria ayaa wasiirka dhaqaalaha ee dalka Turkiga ka hor istaagtay in uu soo galo dalkeeda si uu uga qaybgalo xalfad lagu xusayey sannad guuradii koobaad ee ka soo wareegtay isku daygii inqilaabkii dhicisoobay. Booqashada Nihat Zeybekci ayaa halis u keeni karta kala dambaynta iyo ammaanka dadka ayuu yiri afhayeen…

Read More

Christine Keller:Basaasadii Xukuumadd dhan oo Ku Jirta Shanta Dal ee Diidmada Qayaxan ee Vito Power leh Riday

Hargaysa 12. July 2017 (SDN/QJ):- Gabadhan Christine ayaa noqotay dumarka ugu caansan sirdoonka caalamka. Waxay ahayd gabadhii dhalisay fadeexadii ruxday Ingriiska taasi oo keentay inuu is casilo wasiirka Dagaalka ee waagaasi John Profumo oo ay xidhiidh la lahayd, ilaa ay gaadhsiisay inay burburto xukuumaddii dhamayd ee uu hogaaminayay Mcmilan.   Waxay ahayd sababtu markii ay…

Read More

Lafaha Dad Kumanaan Sanno Ka Hor Chine Ku Noolaa Oo La Helay

China 12. July 2017 (SDN/QJ):- Waxa wadankaasi Chine laga helay lafaha dad dalkaasi ku noolaa kumanaan sanno ka hor, siday sheegeen culimada Ataarta ee wadankaasi, waxaana lafahaas oo dhererkoodu gaadhaayo 1.9m laga helay gobolka Shandong ee wadankaasi Chine. Culimada lafahaasi heshay oo ka hadlaysay lafahan ayaa sheegay in ay lafahani halkan ku aasnaayeen muddo dhan…

Read More

Xukuumadda Ciraaq oo Daboolka ka Qaaday in Guud ahaan Magaaladda Mosul ay ka Sifaysay Ururka Daacish Sagaal Bilood oo Dagaal Qadhaadhi ka socday

Mosul 12. July 2017 (SDN/QJ):- Raysal wasaaraha Ciraaq Xaydar Al-Cabaadi ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay magaalada Mosul ka xoreeyeen ururka ISIS. Xaydar ayaa la damaashadayey saraakiisha ciidanka qaranka Ciraaq oo calanka dalkaasi ka taagay badhtamaha magaalada Mosul ee mudada sagaalka bilood ah uu dagaalku ka socday. Wuxuu sheegay inay ka adkaadeen ururkii aragagixisada…

Read More

Koonfurta Galbeed ee Dalka Suuriya oo Xabad Joojin aan Cago adag ku taagnayni ka Hirgashay & Talaabada Xigta

Dimishiq 12. July 2017 (SDN/QJ):- Xabad joojintii ka hirgashay koonfur galbeed Suuriya ayaa socota, iyada oo la isu diyaarinaayo wadahadalladii u dhexeeyey dawlada Suuriya iyo kooxaha Mucaaradka. Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Suuriya Istiifan Di Mastuura  oo ka hadlayey shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Janeefa ayaa sheegay inuu rajeynayo…

Read More

Ciidanka Israa’il oo Toogasho ku Dilay Nin Falastiini ah oo Baabuur Jiidhsiiyey Ciidanka Yuhuuda

Gaza 12. July 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka Israa’iil ayaa toogasho ku diley nin Falastiini ah oo baabuur jiidhsiiyey askar Yuhuud ahaa,  Shilkan ayaa ka dhacay Daanta bari ee Falastiin. ninkani wuxuu dhaawacay askari Israa’iili ah ka hor intii aan isagana toogasho lagu dilin. Afhayeen u hadlay ciidank israa’iil ayaa sheegay inuu ninkani baabuurka markii hore jiidhsiiyey…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Kormeer la Xidhiidha Xog ogaal u Noqoshada Qaabka ay u Socota Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha Ku Tegay Maanta Sallaxley Iyo Balli Gubadle,Iyo Caqabadaha Jira SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 11. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Isla Markaana ah Ku Simaha Madaxweynaha Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici & Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa ayaa Maanta Kormeer ku saabsan u Kuurgelida Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha ku soo Maray Magaalooyinka Sallaxley Iyo Balligubadle iyo Jiido ku teedsan Xudduuda. Ujeedada kormeerka Madaxwayne ku-xigeenka ayaa waxay daarnayd u…

Read More

Guddoomiye Cirro oo Si Kulul u Cambaareeyey Odey Dhaqameedyo Ku Soo Biiraayey WADDANI oo Lagu Xidh-Xidhay Burco DAAWO

Burco 11. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag u cambaareeyey odey dhaqameed ka soo jeeda beesha Dogori ee Ciise oo lagu xidh-xidhay magaalada Burco ka dib markii ay go’aansadeen in ay ku soo biiraan Xisbiga WADDANI, waxaana sidaas gebi ahaan ba laga ga hor istaagay in ay yimaadaan xafladdaasi….

Read More

Guddida Anshaxa Ee Ilaalinta Habsami U Socodka Kaadh Qaybinta Oo Soo Saaray Digniin Ku Wajahan Axsaabta Siyaasada AKHRI

Hargaysa 11. July 2017 (SDN/QJ):- Guddida anshaxa ee ilaalinta habsami u socodka kaadh qaybinta, ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay heshiiskii anshaxa ee axsaabta siyaasadu saxeexeen iyo habdhaqanka xisbiyada Kulmiye iyo Waddani iyo waliba cabashada Xisbiga Ucid ka gudbiyey labadaasi Xisbi. War-saxaafadeedka Guddida anshaxa ee ilaalinta habsami u socodka kaadh qaybinta oo dhameystiran ayaa…

Read More

Gudoomiye Ramaax oo Sheegay in Kabo Lagu Qaabilay Gudoomiye Muuse Biixi, Gurigiisa oo la Shiiday & Isagoo Qirtay in Gobol kastaba Lagu Soo Rasaaseeyay DAAWO

Burco 11. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamud Cali Saleebaan Ramaax ayaa sheegay inay ku raad joogaan dad uu sheegay in la soo abaabulay oo Kabo ku salaamay Gudoomiye Muuse Biixi Waxaa kale oo uu Xusay in Maadaama uu Yahay Gudoomiye soo maray gobolo badan isla markaana gobol kasta lagu soo rasaaseeyay. https://www.youtube.com/watch?v=LkzgA7L7-dk

Read More

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Digniin U Dirtay Xisbiyadda in aanay Olole u Bedelin Qaadh Qaybinta & Sawirka Dhabta ah ee Xisbiga Kulmiye Ku Balaysimay Kaadh Qaybinta Togdheer ( Saw Muuse Uma Codayno) DAAWO

Hargaysa 11. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenka Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Jaamac C.laahi Biin oo Kulan saxaafadeed ku qabtay Magaaladda Burco ayaa ugu digay Xisbiyada qaranka inay Olole Siyaasadeed ka dhex sameeyaan Hawlgalka Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha Doorashooyinka Somaliland. Geesta Kale Xisbiga Kulmiye ee Talada dalka haya ayaa Maalmihii u…

Read More

Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka Somaliland Iyo Saraakiil Wehelisa oo Kormeer Ku tegay Cisbitaalka Ceerigaabo iyo Wixii ay ku soo Arkeen DAAWO

Ceerigaabo 11. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Mudane Xasan Xuseen Nuur iyo Mas’uuliyiin Wehelisa ayaa Kormeer Shaqo ku tegay Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo iyagoo Booqday Cisbitaalka Guud ee Magaaladda Ceerigaabo Isla markaana u Kuurgalay halka uu Marayo Dhismaha Cisbitaalkaasi oo dib u dhis iyo dib u habayn Lagu Samaynayo. https://www.youtube.com/watch?v=h_yWzKxpjc0

Read More

Waxgarad Reer Muqdisho Ah Oo Madaxweynaha Somaliland Ka Codsaday Inuu Soo daayo Maxbuus Ku Xidhan Hargeysa

Muqdisho 11. July 2017 (SDN/QJ):-  Qaar ka mid ah Odayaasha Beesha Xawaadle (Hawiye) ee Gobolka Banaadir ee Dalka Soomaaliya, ayaa Madaxweynaha Somaliland, ku-xigeenkiisa iyo Laamaha kale ee Dawladda ka codsaday in Xorriyaddiisa loo soo celiyo Nin lagu Magacaabo Aadan Waadi Siyaad, kaasi oo ay sheegeen inuu muddo 7-aad ah ku xidhnaa Hargeysa.   Madax-dhaqameed iyo…

Read More