Ciidamada Ingiriiska Oo Soo Bad Baadiyay Boqolaal Tahriibayaal ah oo Gaajo Darteed Is Cuni Gaadhay !! DAAWO

Roma 11. July 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Bada dalka Ingiriiska ee loo yaqaan Royal Neavy ayaa si diqi ah ku soo bad baadiyay boqolaal Tahriibayaal ah oo Soomaali ku jirtay kuwaas oo gaajo darteed is cuni gaaray . Tahriibayaashaan ayaa mudo 3 cisho ah waxeey ku dhex dhumeen Badweynta u dhaxeysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga waxaana…

Read More

Qisada Jacaylka Wiil Ka Tirsan Dawlada Islaamiga ah ee Daacish Iyo Gabadh Sirdoonka Maraykanku u Diray inay Soo Disho

Washington 11. July 2017 (SDN/QJ):- In badan ayaa aynu aragnaa ama maqalnaa jacayl isu gelayo lammaane, marka aad eegto kala duwanaanshiyahooda nololeed, dhaqan ama aaminsanaantooda dhinaca diinta, aad markaba xukumayso in uu yahay jacayl aan guul loo qorin. Waayo! inta badan jacaylka noocan ah ee aynu aragno in uu guulaystaa waa ka aynu kaaynu ka…

Read More

Gabadh Uu Dhalay Maalqabeenka Adduunka Ugu Taajirsan Oo Jeclaatay Nin Masri Ah !

Paris 11. July 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta Dalka France gaar ahaan jarriidada The Barizian ayaa shaacisay in gabadha uu dhalay maalqabeenka Bill Gates ee magaceeda la yidhaahdo Jennifer Gates ay aad u xiisanayso isla markaana ay jeclaatay nin dhallinyar ah oo u dhashay Dalka Masar waxaanay jarriidadu sheegtay in marar dhawr ah la arkay iyaga oo…

Read More

Makka Oo Noqotay Magaalada Ugu Badan Dalka Sucuudiga Ee Ay Isku Guursadaan Ragga Ajaanibka Iyo Haweenka Sucuudiga Ahi !

Makka 11. July 2017 (SDN/QJ):- Dadka Ajaanibka ah ee ku dhaqan Dalka Sucuudiga ayaan had iyo jeer ku dhiiran inay guursadaan Haweenka u dhashay Dalka Sucuudiga, taasi oo ay sabab u tahay arrimo dhawr ah oo ay ugu horreyso Xaaladda dhaqaale, haddaba iyada oo ay arrintaasi jirto ayaa waxay Wasaaradda Caddaaladda ee Dalks Sucuudigu shaacisay…

Read More

Dadweynaha Masar Oo Cabasho Ka Muujiyey Kadib Markii Xukuumadoodu Ku Kordhisay Qiimaha Lagu Raaco Tareenka !

Qaahira 11. July 2017 (SDN/QJ):- Cabashooyinka dhinaca nolosha ee ka soo yeedhaysa Dadka Muwaadiniinta ah ee u dhashay Dalka Masar ayaa kor usii kacaysa, waxaanay haatan cabasho hor leh ka muujiyeen go’aan ka soo baxay Wasiirka Gaadiidka ee Dalkaasi Hishaam Carafaat oo shaaciyay in qiimaha lagu raaco Tareenka loo yaqaan Metro-ga la kordhin doono 100%….

Read More

‘’Ma’aha in waqti badan lagu lumiyo tartan siyaasadeed u dhaxeeya madaxda dowladda’’ Madaxweyne Axmed Madoobe

Kismaayo 11. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dowlad gobolleedka Juballand Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa ka digay deganaan la’aan siyaasadeed iyo is qab qabsi danbe oo madaxda dowladda u dhaxeeya. Isaga oo khudbad ka jeediyay furitaankii Kalfadhiga Labaad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayuu sheegay xiliga aan loo baahneyn mooshin ka dhan ah xukuumadda hadda jirta….

Read More

Tobanaan Kun oo Ka Mid ah Shacabka Turkiga oo Istanbul ka Dhigay Dibad Bax ka Dhan ah Madaxweyne Rajab Urdugan & Ereyada ay Ku Dhawaaqayeen

Istanbul 11. July 2017 (SDN/QJ):- Tobaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay magaalada Istaanbuul ee dalka Turkiga, dadkan ayaa ku mudaharaadayo madaxweynaha Turkiga Rajab Dayid Urdugaan. Mudaharaadyasha ayaa ku dhawaaqaya in dadka shaqada laga eryeyo sidoo kalena xabsiyada lagu gurayo iyaga oo loogu marmarsoonayo waxa ay ku jireen kuwii ku kacay afgembigii dhicisoobay ee…

Read More

Dowlado Ciidamo Ay Ka Joogaan Somalia oo Al-shabaab U Soo Iibsaday Dayuurado Dagaal

Nairobi 11. July 2017 (SDN/QJ):- Labada dowladood ee Kenya iyo Ugandha oo ciidamo badan ay ka joogaan Soomaaliya ayaa soo ibsaday dayuurado ay kula dagaalamaan kooxda Al-Shabaab. Dowladda Mareykanka ayaa 13 Diyaaradood ka iibisay waddamada Kenya iyo Uganda kuwaasoo oo ah nooca loo yaqaan MD-530F, waxaana ay labada dalba kula wareegeen lacag dhan $87.6 Milyan…

Read More

Aqalka Cad ee Maraykanka laga Maamulo oo Qalday Magaca Dalalka uu ka Taliyo Madaxweynaha Shiinuhu

Washington 11. July 2017 (SDN/QJ):- Qoraal rasmi ah ka soo baxay Aqalka Cad ee waddanka Maraykanka laga hoggaamiyo ama looga taliyo, ayaa lagu arkay Qalad weyn, ka dib markii la isku qalday Magacyada dalalka Shiinaha iyo Taiwan oo iyaga dhexdooda khilaaf ka dhexeeyo, balse Madaxweynaha Shiinaha lagu sheegay Madaxweynaha Taiwan. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo…

Read More

Maalin walba $ 10 Million Oo Khasaare Ah Ayaa Ka Dhashay Maqnaasha Internetka Soomaaliya

Muqdisho 11. July 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in khasaare Lixaad leh uu ka dhashay maqnaanshaha Internet-ka Soomaaliya. Muddo ka badan laba toddobaad ayuu guud ahaan gobollada Koonfurta Soomaaliya ka maqan yahay adeegga Internet-ka Viper Optic kaddib markii uu markab jiiray xargaha soo qaada adeeggaas.   Adeegga Viper Optic-ga ayaa ka qeyb-qaata dhammaan howlaha…

Read More

Maxay Ka Wada Hadli doonaan Madaxweynaha Falastiiniyiinta Iyo Dhigiisa Masar? Iyo Fasiraad laga Bixinayo Heshiis Labada Hogaamiye dhex maray!

Qaahira 11. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Falastiiniyiinta Maxamuud Cabbaas iyo Madaxweyne Masar Cabdifataax Al-Siisi ayaa ku kulmay magaalada Qaahira ee caasimada Masar. Labada masuul ayaa lagu wadaa inay ka wadahadleen sidii ay isaga kaashan lahaayeen aragagixisada. Saraakiil ka ag-dhaw hogaamiyaha Falastiiniyiinta ayaa sheegay inuu raadinaayo bal ina loo fasiro heshiis dhawaan dhexmaray hogaamiyaha ururka Xamaas…

Read More

Naas Nuujinta Dabiiciga ahi Waxay Hooyada ka Ilaalisaa Cudurada Wadnaha ku dhaca iyo Faaliga!!!

Hargaysa 11. July 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Ingiriiska ayaa lagu ogaaday in hooyooyinka ilmahooda naaska si fiican u siiya ay ku yaryihiin xanuunnada wadnaha ku dhaca iyo dhiigfuranka maskaxda (Faalig). Cilmibaadhistan oo ay sameeyeen xeeldheerayaal ka tirsan jaamacadda Oxford ee dalka Ingiriiska, ayaa ay muddo 8 sano ah tijaabadeeda ku sameynayeen shaybaadhada…

Read More

Taleefanada Gacanta ee Mobilka Oo La Sheegay Inay Xambaaraan 7000 Nooc Oo Bakteria Ah

London 11. July 2017 (SDN/QJ):- Sida lagu sheegay warbixin lagu qoray wargeyska lagu magcaabo Daily Mail oo kasoo baxa wadanka Ingiriiska ,kooxo khubaro ah ayaa digniino kala duwan oo dhinaca caafimaadka ah kasoo saaray isticmaalka mobile-ka gacanta,kaas oo ay sheegeen in laga helo dushiisa 7000 oo bacteria ah. Sidoo kalena kooxdan ayaa sheegay in si…

Read More

Ruushka oo Qaramadda Midoobay u Gudbiyey Macluumaad Ku Saabsan Gantaalkii ay Todobaadkii Hore Kuuriyadda Waqooyi Tijaabisay

New York 11. July 2017 (SDN/QJ):- War Ka Soo Baxay Qaramada Midoobay Ayaa Sheegaya In Dalka Ruushku U Gudbiyey Golaha Amaanka Cadeymo Muujinaya In Gantaalkii Ugu Danbeeyey Ee Ay Tijaabisay Kuuriyada Woqooyi Uu Ahaa Nooca Ridada Dhexe Balse Aanu Ahayn Kuwa Qaaradaha Isaga Gudba. Macluumadkan Dalka Ruushku Golaha Amaanka U Gudbiyey Ayaa Soo Baxay Ka…

Read More