Mid ka mid ah Caasimadaha Ugu Caansan Dalalka Yurub oo kala xidhan iyo Dawlada oo Dadka ku amartay inay Guryahooda joogaan DAAWO

Berlin 02. July 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah caasimadaha ugu caansan qaarada Yurub uguna dadka badan ayaa maalintii labaad oo xiriir ah kala xiran waxaana shacabka ku dhaqan magaaladaan lagu amray inay guryahooda ku ekaadaan oo taxadar dheeri ah muujiyaan . Roobab xoogan oo dabeylo wato ayaa ka socda magaalada Berlin ee caasimada dalka…

Read More

Magaalada Dubai Oo La Filaayo Inay Ka Shaqo Bilaabaan Diyaarado Laydh Ku Shaqaynaaya

Dubai 02. July 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda lagu magcaabo Volopopter ee hore loogu yaqaanay  E-volo ayaa heshiis la gashay shirkadda wadooyinka ee Dubai Roads and Transport Authority ( RTA) , heshiiskaas oo dhigaaya  in sannadkan ay u samayso magaalada Dubai  diyaaraddo Helicopters ah oo ku shaqaynaaya laydh, lana jaajar gareeynaayo laydhkaasi. Dhacdadan iyo heshiiskan ayaa waxa…

Read More

Qadar Oo Canbaareysay Sacuudiga Oo Diiday In Laga Wadahadlo Shuruudihii Ay Soo Bandhigeen

Doha 02. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibadda Qadar ayaa ku canbaareeyay dalalka khaliijka ee ay deriska yihiin diidmadooda in laga wadahadlo dalabyadooda  ay ku xidheen  in dib loo furo xidhiidhkii dhulka, cirka iyo badda ee ay jareen. Sheikh Mohammed al-Thani ayaa sheegay in mowqifkaasi  aka soo horjeedo mabaadida xidhiidhada caalamiga ah.   Saudi Arabia,…

Read More

WHO: Tiknoolajiyadu Waxay Kor u Qaadi Kartaa Daryeelka Caafimaad ee Afrika

Addis Ababa 02. July 2017 (SDN/QJ):-  Sanad walba 11 Milion oo Afrikaan ah ayaa dhibaato kala kulma adeegyada caafimaadka oo qiimahoodu qaali ku noqday, tani waa mid ay bedeli karto tiknoolajiyada casriga ahi. Tiknoolajiyada oo la dhexgeliyo oo loo isticmaalo hanaanka caafimaad ee Afrika waxay fure u tahay in daryeelka caafimaad uu gaadho dadka saboolka…

Read More

Shirkadaha Shiinaha oo Xoojinaya Joogitaankooda Afrika Iyo Sababaha Ku sii Nagaynaya

Nairobi 02. July 2017 (SDN/QJ):-  Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda McKinsey Africa ayaa sheegaysa in hawlgalada dhinacyada badan ah ee uu shiinuhu ka wado gudaha Qaarada Afrika ay ka badan yihiin sidii hore loogu malaynayey, maalgashiga uu ku leeyahayna laga yaabo inuu sadex laabmo tobanka sanadood ee soo socda. Sida ku cad warbixintan…

Read More

Shirkada Caanka ah ee Facebook Oo Dadka Isticmaalaa Gaadheen Labo Bilyan

Washington 02. July 2017 (SDN/QJ):- In ka badan afar meeloodow meel ka mid ah dadka dunida ayaa bil kasta  isticmaala Facebook, sida ay sheegtay bartaasi ay bulshadu ku xidhiidho. “Subaxan saaka ah laga billaabo bulshada Facebook isticmaasha labo bilyan ayay noqdeen,” ayuu soo qoray Mark Zuckerberg oo ah ninka aasaasay Facebook oo madaxdana u ah….

Read More

Kooxo Daroogada Ka Ganacsada oo La Shir Yimid Khidad Cajiib ah Iyo Booliska oo La Yaaban Ficilada Kooxahan!!

Australia 02. July 2017 (SDN/QJ):- Kooxaha ka ganacsaada Daroogada oo ku sugan qeybo badan oo dunida kamid ah ayaa bilaabay in ay adeegsadaan kaartooyin badan si ay howshooda u qabsadaan ugana bad badbaadaan ciidanka booliiska ee dagaalka kula jira daroogada. Mid kamid ah kooxaha caalamiga ah ee daroogada ka ganacsaada ayaa bilowday in ay adeegsato…

Read More

Jasiiradda Qubrus Oo La Doonayo In La Mideeyo

Qubrus 02. July 2017 (SDN/QJ):- Wadahadallo ujeeddadoodu tahay dib u mideynta Jasiiradda kala qaybsan ee Qubrus ayaa ka billowday wadanka Switzerland, iyadoo ay gadhwadeen ka tahay Qaramada Midoobay. Wadahadaladda ayaa la filayaa inay socdaan saddex maalmood waxaana ka qayb galaya hogaamiyaha Giriigga Qubrus iyo kuwa bulshada Turkiga Qubrus,iyo sidoo kale wasiiradda arrimaha dibadda Giriiga, Turkiga…

Read More

Shiinaha Oo Si Weyn Uga Cadhooday Qorshe Dowlada Maraykanku Ku Dooneyso In Ay Hub Uga Iibiso Taiwan

Beijing 02. July 2017 (SDN/QJ):- Shiinaha ayaa muujiyey sida aanu ugu qanacsaneyn hub ku kacaya 1.4 bilyan oo dollar oo Mareykanka uu ka iibinayo Taiwan. Beijing ayaa dooneysa in Washington ay ka laabato iibkan, oo ay ku qeexday “tallaabo qaldan”.   Safaaradda Shiinaha ee Washington ayaa tiri “tallaabada qaldan ee Mareykanka waxay ka horimaneysaa is-afgaradkii…

Read More

Habeenkii Oo La Shaqeeyaa Waxay Keeni Kartaa Dhaawacyo Maskaxda Soo Gaadha!!

Hargaysa 02. July 2017 (SDN/QJ):- Daraasad cusub oo ay soo saareen koox ka socotay dalkaasi Ingiriiska ayaa lagu sheegay in habeenkii oo la shaqeeyaa ay keento inay dhaawacyo la kulanto maskaxda qofkaasi,taas oo keenti karta inuu qofkaasi waasho ama xanuuno kale oo jidheed ku dhacaan ,kuwaas oo waxyeelo weyn u geysan kara qofkaasi . Daraasadan…

Read More

Madaxweyne Amar Ku Bixiyey in Sawirkiisa Wadooyinka Lagu Xardho!

Turkimistaan 02. July 2017 (SDN/QJ):- Saparmurat Niyazov wuxuu ahaa madaxweyinhii dalka Turkimistaan oo ka mid ahayd Jamhuriyadihii Sofiyeetka (Ruushka) waxaana lagu xusuustaa arimo badan oo  uu samayn jiray oo shacabkiisa yaab ku riday. Madaxweynaha ayaa amar ku bixiyay in magaciisa lagu xardho dhamaan dariiqyada waaweyn ee dalka. Waxa kale oo madaxweynew Niyazov sameeyay in bisha…

Read More

Waraaqo Digniin ah oo lagu daadiyay Magaalada Mosil ee Dalka Ciraaq iyo Cabsi xoogan oo lasoo daristay Shacabka

Mosil 02. July 2017 (SDN/QJ):- Milatariga dalka Ciraaq ayaa lagu eedeeyay in Waraaqo digniin ah ay ku daadiyeen xaafado katirsan magaalada Mosil, waxa ayna warqadahaasi dadka qaar uga digayeen in ay guryahooda si deg deg ah uga baxaan ama la dhibaateen doono. Xafiiska Qaramada Midoobay ee guddiga xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in qoysas badan oo…

Read More

‘’Max’ed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa Yidhi Soomaali Wey isu Tegaysaa+ Hadii aad Tidhaahdaan Alle kama Yeelee Somalia ayaan is raacaynaa Anigu Idin Raaci maayo,Hargaysa,Berbera,Burco Iyo Laascaanood oo  Xamar laga Xukumo degenaan maayo halkan ee Waan ka Haajirayaa’’ Dardaarankii Cigaal DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada federaalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo oo ka hadlayay Munaasibada Maalintii Calan saarka Goboladii Koonfureed ee 1- July oo xalay lagu qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuun Cigaal uu sii Sheegay inay Somaliya is raaci doonto. ‘’Max’ed Xaaji Ibraahin Cigaal Raysal Wasaarihii Hore ee…

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Oo Sheegay In Dhul Dekedda Berbera Leedahay La Siiyey Cid Gaar Ah DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay in Dalku u baahan yahay in iska kaashado sidii loo bedbaadin lahaa Somaliland, inta lagu jiro Xilligan kala guurka ah ee loo diyaar-garoobayo Doorashada Madaxtooyada, maaddaama buu yidhi uu dabbac dhinaca Xukuumadda ahi jiro. Sheekh Aadan-siiro waxa uu khudbaddiisa si…

Read More

War Deg Deg ah: Waxaa Caawa Magaalada Burco Ku Geeriyooday Alle ha u Naxariistee Marxuun Mijir Qaadi Maxamud oo Ka Mid ahaa Weriyeyaashii ugu Horeeyay ee Warbaahinta Soomaalida

Burco 01. July 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u Naxariistee Waxaa Caawa Magaaladda Burco ku Geeriyooday Marxuun Maxamed Maxamud Axmed oo Loo Yaqaanay (Mijir Qaadi Maxamud) Isla markaana ka mid ahaa Weriyeyaashii ugu horeeyay ee Warbaahinta ku hadasha afka Somaliga. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa isagoo ku…

Read More

Maayarka Cusub Ee Saylac Oo Sheegay Inuu Maxkamad La Tiigsnayo Wasiir Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka,Eedayna u Jeediyey Madaxweyne Ku Xigeenka S.land DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Maayarka Cusub Ee Saylac ee ay Doorteen aqlabiyada Golaha Deegaanka Saylac ayaa Sheegay inay Maxkamad u Gudbinayaan Wasiirku Xigeenka Gobolada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Waxaa Kale oo uu eedayn u soo Jeediyey Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo uu Sheegay inuu yahay Shakhsiga dabada ka riixaya Muranka ka taagan…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Qaarka Mid Ah Xubanah Golaha Wasiiradda Somaliland Oo Muddooyinkii U Danbeeyey Hawlsho Shaqo U Jooga Imaaraadka Iyo Sucuudiga SAWIRO

Dubai 01. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira safarkiisi nasashada ahaa ee uu ku joogay Imaaraadka Carabta ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01.07.2017 kulan muhiima la yeeshay xubno ka mida golaha wasiirada oo iyagu u joogay halkaasi hawlo shaqo oo la xidhiidha arrimihii ay Somaliland iyo…

Read More